@starzyy_me0ww7: grown man in my suit and tie❤️‍🩹———————————— #dieofdeath #dieofdeathroblox #art #animation #fyp this was so rushed and lazily made💔

StarzyY_me0ww7
StarzyY_me0ww7
Open In TikTok:
Region: BA
Sunday 01 November 2026 14:05:47 GMT
9899
1807
39
290

Music

Download

Comments

d4rker_versionthedarknes
Darker_version :
wheres devesto?
2026-11-02 06:24:00
1
panconque17
VДИILLД :
que pedo con el killdroid
2026-11-01 20:10:40
39
asher_thecolorwheelguy
彡𝐴𝑠ℎ𝑒𝑟 ꨄ'𝑠 𝐴𝑟𝑡𝑓𝑢𝑙꧂ :
Artful my darling, my love, my sweetness, my world, my solace, my rainbow, my daily spirit, my night moon, my stars in the sky, my fire of enthusiasm, the flowers in my garden, my cooling water, my soul's life, the owner of my longing, the cure for my wounds, the soother of my heart, the light of my path, my soul mate, the guardian of my heart, the reason for my smile, the owner of my beating heart, the tune in my song, my beautiful dream, my night guard, the soother of my soul, the lamp in my darkness, the crashing of my waves, my morning sun, my gentle breeze, the refreshing rain, the calming dusk, the dew on the leaves, the sun of life, the poetry in my heart, the eternal story, the harmony of my soul, the endless longing, my complement, my final destination, my life's inspiration, the melody of my tune, my warmest hug, the smile I long for, my little heaven, the guardian of my dreams, the light of my stars, my breath, the sigh of my longing, the beat of my heart, my most beautiful night, the hope in my life, the dawn of my salvation, my bright afternoon, my calm waves, my shield of my heart, my love ark, my night blanket, my morning embrace, my universe harmony, my heart's idol, the flower sower on my path, my love lantern, the morning star in my darkness, the oxygen in my breath, my ocean of love, my living soul, the aurora of my love, the inspiration of my longing, the solace of my fatigue, my limitless happiness, and the eternal time in my life
2026-11-02 04:02:40
2
habpen_
Goodware :
goodware approves
2026-11-02 10:08:37
1
nekit70009
пяточка бедвара :
пяточка бедвара
2026-11-01 23:05:31
9
lucylovesitsfunneh
lucylovesitsfunneh™️ :
My child Badware mentioned
2026-11-02 05:56:40
3
isthatcola
Avoider :
hi I'm avoider
2026-11-01 23:05:40
8
killdroid_jogamuito
🙂DURR DA RESENHA joga👀🎮🎧 :
2026-11-02 09:20:56
1
chara555132
Chara :
i like how artful don't need new suit
2026-11-01 23:29:01
3
alva40645
alva :
2026-11-01 21:54:00
8
mely_6767676700
꒰꒰ ֺ۪𓏼 𝓜ely ա 𝓓evesto 𓐇 :
ARTFULLL
2026-11-01 14:13:32
10
artfuls.catgirl.wife
Cat Fromage | Artfuls wife :
Artful mentioned 🩷
2026-11-02 02:04:57
0
nex.148
Ney-kun :
i saw that
2026-11-02 01:39:38
0
1x1x1x1_is_fat
두시간동안로블함 :
2026-11-02 02:00:36
1
delirious727
Delirious :
que buen contenido
2026-11-01 23:33:24
2
urielxd11511
urielxd11511 :
killdroid tiene una 3 arma👀
2026-11-01 22:50:02
2
anahiborja07
hola :
2026-11-01 21:58:32
3
kapelu.24
Kapelu :
killdroid la cabra como siempre
2026-11-01 23:46:45
0
nescau1028
✞ꪀꫀׁׅܻׅ݊꯱ᝯׁ֒ɑׁׅυׁׅ ✰ :
2026-11-02 07:48:26
0
sol240759
Artful :
2026-11-02 09:10:52
0
pursuerscockstrocker
𐔌 . ` 𝒮creech ♡’𝓼 𝒫ursuer! :
Pursuer 🤤🤤🤤
2026-11-01 19:14:12
4
waossupiloteconcancer
waossupiloteconcancer :
2026-11-02 03:00:24
1
pequeno_error
lord 07 :
🥥
2026-11-01 17:41:28
2
creativeusername64
𝙲𝚘𝚖𝚖𝚎𝚗𝚝𝚎𝚛 :
2026-11-01 21:15:11
1
pursuer2552
tarnished battler :
2026-11-02 07:27:23
0
To see more videos from user @starzyy_me0ww7, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Laba sano ku dhow ayay hooyaday la xanuunsanaysay cudurka cancerka madaxa. Muddadaaso dhan waxy kujirtay xanuun iyo rafaad aniguna maalin kasta waxaan la noolaa murugada ah inaan arkayo qofka aan dunida ugu jeclahayoo xanuunsanaya oo aanan awoodin inaan xanuunka ka dulqaado. Hooyo markaston eego indhahaygu ilmo ayay daadiyan Waxaan jeclaan lahaa inaan xanuunkeeda daweeyo lkn💔 inaan wax kasta oo aan haysto ku beddesho caafimaadkeeda, balse awooddaydu intaas ma gaadho. Xalay ilaa hadda koom ayay ku jirtaa qalalna wuu ku booday  Xaaladdeeda markaan arko qalbigaygu wuxuu dhex dabaalanayaa cabsi iyo murugo   Waxa ugu badan ee aan ka baqayaa waa inaan waayo hooyaday runtii ma qiyaasi karo nolol aan hooyo lahayn mana garanayo sida ay noqon doonto maalin aan indhahaygu waayaan arageeda  . Intii ay hooyaday xanuunsanaysay dad badan oo aan is jeclayn waan waayay shaqadaydiina waan waayay Labadii sano ee aanan shaqaynayn  habeen gaajo kuma seexan.  Wax badan oo aan markii hore noloshayda muhiim u ahaan jiray waan waayay, laakiin Ilaahay wuxuu ii beddelay wax aan wax kale lagu beddeli karin waana  jacaylka hooyaday oo maalin kasta qalbigayga ku sii kordhaya. Shaqadaydii aan ka tagay Ilaahay wuxuu iigu beddelay mid aanan ka qoomamayn doonin oon aaad u jeclahay ahna inaan hooyaday u adeego, inaan gacmahayga ku daryeelo, inaan qubeeyo, inaan baahideeda daboolo, iyo inaan xaalad kasta garabkeeda joogo.  Waxaan ku farxi jiray inaan wax kasta oo ay u baahato u qabto, mana aanan dareemayn in adeeggeedu culays igu yahay Waxaan u arkayay sharaf iyo nimco uu Ilaahay igu galaday . Mar kasta oo aan u adeego, waxaan qalbigayga ka dareemi jiray farxad aanan lacag iyo shaqo kale ku heli karin. Waxaan jeclaa inaan cimrigayga oo dhan sidaas ugu adeego, anigoo rajaynaya inay maalin uun caafimaadkeeda dib u hesho, annaguna aynu dib u helno farxaddii aynu wadaagnay. Laakiin maanta, waxaan dareemayaa imtixaan ka weyn kii aan hore u soo maray. Waxaan ka baqayaa cidlada hooyo la’aanteed, waana cabsi aanan erayo ku cabbiri karin Wax kasta oo nolosha iga lumay waan u samray, waayo waxaan haystay hooyaday Laakiin Waxaan ogaaday in qofku wax badan oo adduunka ah waayi karo, haddana uu samri karo, laakiin marka uu ka baqo inuu waayo hooyadii, uu dareemo murugo aan la mid ahayn murugo kale. Walaalayaal, waxaan idinka codsanayaa inaad ducada igu garab istaagtaan. Ilaahay ayaan ka rajaynayaa naxariis iyo caafimaad, idinkana waxaan idinka baryayaa inaadan ducada hooyaday iga bakhaylin #daaciga👳‍♀️ #somalitiktok #viral

About