@garaadguulwade: 29 Agoosto 1966, waxaa la daldalay mufakirkii wayna Sayid Qudub xilligii madaxweynihii Masar Jamaal Cabdinaasir. Sayid Qudub wuu geeriyooday, balse fikradihiisii iyo qoraalladiisii way noolyihiin, waxaana weli jira dad akhriya, daraaseeya oo aaminsan fikirradihiisii. Afar sano iyo hal bil kadib, 28 Semtembar 1970, Jamaal Cabdinaasir isaguna wuu geeriyooday. Maanta, labadooduba Ilaahay ayay hor taagan yihiin, mid walbana wuxuu la kulmayaa xisaabtiisii Xukunkii iyo awooddii Cabdinaasir way dhammaatay, laakiin qoraalladii iyo fikradihii Sayid Qudub weli way Noolyihiin. Noloshu waa gaaban tahay, qofkuna wuu dhiman karaa, laakiin waxa uu ka tagayo ayaa ka cimri dheeraan kara isaga. mar walba aan ku dadaalno wanaaga. #somaliticktok #follow #fyp #highlightseveryone #foryoupage
Garaad Cabdiqani.✍️
Region: SO
Sunday 01 November 2026 14:20:32 GMT
Music
Download
Comments
copra994@ :
sayid qudub muxaa ahaa
2026-11-02 03:02:28
1
Omer Aden :
sawirka sayid qudub,malaa wuu kaa qaldan yahay ma hubtaa??
2026-11-02 06:16:42
0
𝐏͢αᴛʀᴏɴ_🥣 :
codka heesta xaliim khalif Aun so mha
2026-11-02 04:06:43
0
Haashim :
shiikh maxamed macalin xasan baan kadhagaysty
2026-11-02 10:17:01
0
Oscar053 :
2026-11-02 02:05:06
0
ᗰOᗯᒪIᗪ :
"wax ku qaadan maysaan
wacdaraha adduunkee
waydiiya culimadaaa"
2026-11-01 19:27:00
4
Nadia dheeman :
c/naasir isna waxa uu kategey fikir , iyo qoraalo, waarun oo labadooda camalkii ay sameyeen ayaa horyaal. aduun macne badan maleh,
2026-11-02 08:16:17
0
SALAAMA :
💯💯💯
2026-11-01 18:49:30
0
Abwaan gesey 🇸🇴 🇩🇪 :
🥰🥰🥰
2026-11-02 07:16:45
0
jiivey :
❤️❤️❤️
2026-11-01 18:18:04
0
Axmed Xuseen Axmed ABBA :
[Innocent][Innocent][Innocent]
2026-11-02 07:42:10
0
To see more videos from user @garaadguulwade, please go to the Tikwm
homepage.