@hanadcajiib: 1. Waligaa ha ku noqon qof ku khiyaamay 2. Si wanaagsan u labiso, xaalad kasta oo aad ku sugantahay 3Ha burburin dhaqaalahaa si aad dadkale iskaga dhaadhiciso 4. Waligaa wax aan kuu qalmayn ha qaadan 5. Dhagaysiga badi, Indha-indhee, korna kala soco xaaladaha 6. Ilaali kuwa kaa dambeeya, ixtiraam kuwa kula jooga 7. Waligaa qofka xidhiidh ha ka baryin 8. Todobaadkii Jimisci samee ugu yaraan Afar Jeer 9. Walibaa meel aan lagaa casuumin ha tagin 10. Waligaa ha salaamin qofna adoo fadhiya 11. Marwalba ku dadaal inaad nafta horumariso 12. Samayso ilo-dhaqaale oo kala duduwan #qoutes #somalilandtiktok💚🤍❤ #viralvideo #foryou #nature

Hanad Cajiib
Hanad Cajiib
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 01 November 2026 16:31:08 GMT
9303
617
9
62

Music

Download

Comments

viber931
🏎️ :
Really life’s 🔥
2026-11-02 13:35:52
0
doctor.mohaan2
Dr Mohammett 🇸🇱👑 :
really ❤️
2026-11-02 17:01:14
0
lajen.shaaciye
lajen shaaciye :
m.a thank youwllka guleyso adna
2026-11-02 11:17:12
0
oorri__0
🍂⏳ OORRI🤴🍁 :
Saladane waqtigeeda ku ilaaali inta kle wa ka hyaaa
2026-11-02 14:50:51
2
moh4n67
Moha4n🔥 :
Guleyso brother🫡
2026-11-01 19:14:06
1
daauudooooooow2
Loyel man🐎🤎 :
alhm hal mid oo marar igu dhacda moye wan ka dhisanahy inta kle🥰
2026-11-01 19:27:09
2
duco.waalid79
duco waalid 🇬🇲🇬🇲🇬🇲 :
[Power][Power][Power]
2026-11-02 07:44:58
0
surcaani10
MOHAN :
🥰🥰🥰
2026-11-01 19:11:32
0
mustafe.kaydsane
M U S T A F A 🤎 :
🙏
2026-11-02 13:56:52
0
To see more videos from user @hanadcajiib, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About