Waa runtiis aniga so arkey waxey iga lumiyeen alhamdulilah Markan kali socod noqdey meshii hore meel kasareyso isgarsiyey cidna madhaxgalo dadkeygana waan garabtaganahay
2026-11-02 08:03:16
0
ilovesoomaaliya2 :
Sax
2026-11-02 22:46:16
0
Hassan As :
Qofka waliba mustaqbalkiisa asiga burburiyo gacantisa ayuu saxib iyo family Mar marsi ka dhiganaa dadkena dhibka jiro qaladkiisa ma qirsano qof kale qaladkiisa danbi ugu dhigaa yar iyo weyn
2026-11-01 18:33:36
3
king 👑 Arab :
Hara fan taliye adigaa gacantaada
2026-11-02 08:17:10
1
Mohamed Yare :
Waa hadal xaqiiq hadalkaas kacantaada hawada furin hana wada xirin
2026-11-02 15:08:37
0
💅 :
🥰🥰🥰
2026-11-02 04:17:12
1
maxamudmaxamudyare37 :
🥰🥰🥰
2026-11-01 18:32:05
1
To see more videos from user @shakraone1, please go to the Tikwm
homepage.