@wise.man3170: Mar walba xusuusnow, gabadhu qof walba uma sheegto inay caadada ku jirto. Waxay arrintaas u sheegtaa ragga ay garabkooda ku kalsoon tahay, kuwa ay dareento inay fahmi karaan oo ay aamini karto. #strategy #viralvideo #rich #bilyaneerdhashay #fyp

𝗕𝗶𝗹𝘆𝗮𝗻𝗲𝗲𝗿 ➪𝗗𝗵𝗮shay
𝗕𝗶𝗹𝘆𝗮𝗻𝗲𝗲𝗿 ➪𝗗𝗵𝗮shay
Open In TikTok:
Region: KE
Sunday 01 November 2026 18:58:36 GMT
92773
7969
317
2342

Music

Download

Comments

suu2335
suu🍃🌷 :
alla exkayga u sheegay😭😅
2026-11-02 04:50:00
260
h0070711
Cimraan 🕊️ :
Runta fiican school-ka anoo joogo caliyoow ii yimid marka waxan sameeyo aqoon waayey saan maamulaha ku iri ustaad xilligaygi la jooga sow I fasaxay lkn Ani ma jecli qaladkuma lihi xanuunka Iga keenay hadalkas
2026-11-02 13:16:44
281
wllcostao4
cabdiraxman...#🫂✔️ :
reality 😭hadal sxn wye sxp.
2026-11-05 10:44:55
0
xanaanmoxamett2
༄𝒙𝒂𝒏𝒂𝒂𝒂𝒏༄🎀🦢 :
ani bestfrindkeyga lee ushega bes nafar kle ma aamino😅🥹🙌🏻
2026-11-04 09:22:09
0
hiigsi30
Mohammett faisal :
maba haynee maxay noo sheegi[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-03 19:05:35
0
umusamirr67
RANNA :
oo jeceylka iyo caadada mxa iska galay 😭🤭
2026-11-02 07:41:35
75
susan.mohamedd
Zumayoh🔥🤍🇸🇱🇱🇺 :
Anu isbuca marka galo bilaa sabb wan ladaga markasu idhaha mcnto maxd iguqylyaysa isbucagi miyala gary haa iga fur Albaabka hoo mcmacanka ilahow ixafid maskinkaas naxarista badn
2026-11-02 17:13:26
54
wall__zak1
zakiiiii :
wan helay ana doqon noqdy🥺😌
2026-11-02 06:38:04
79
mohamuud__74
Mohamuud 8⚽️🇸🇴 :
Wax ka Jira Maleh Way ii shegatay hadana mahayo😂
2026-11-02 12:57:02
45
aliisha______qrx
👸❤️🇸🇴 :
intan nololaa cidna uma shegin waqtiga la ii jogo xitaa hooyadayda sbb aan lagu shego mba jirto inaga isku mid ma nihin 👍
2026-11-01 19:45:13
155
zaciim79
🚦M'Aa"N'KA🚦 :
really Awoowe
2026-11-01 19:04:06
6
xasnyre0
Ahmett 💥 :
hadey ishegto wey i jaceshahay miya 😁
2026-11-01 19:16:43
25
daniiiyaa2
دانية 🎀💸 :
aniga hadan ku jiro qof I waydiyo ska mxa ku haya ka idhah usbucaygi ku jira mrka nin kaste man jeclahy tolow[Tears of joy]khiyaligan day
2026-11-01 20:56:19
10
shiine7766
JR。ARBEツ :
aniga qof kastaa ii sheegte cidina ima jclee😂
2026-11-02 04:27:31
4
nasra.abdullahi495
indhosss💍👑💸🦁💅 :
exactly 💯
2026-11-03 18:40:06
0
muhipooo8
h♥️ :
nin waxaas u sheeg anba hooyadey jannda ugu ducee🥰😂
2026-11-03 11:39:01
10
caqli_badan95
🦕 :
Waligay Nin anu xirir lenahay lamawadagin hal wiil uban ushegay Wiilkazna wanaagiza faraha bdn io jacaylku ii qabo darti ban ugu shegay ila hadana wanu wada socona ilahay nama kala fogeye❤️😍
2026-11-03 06:08:54
9
quruxleyyy40
Aniza🖤 :
markaa adigoo u sheegin uu ka dareemo ovv caleyk😭😁
2026-11-02 03:32:44
9
d4carl3y
sagal🤎🦦 :
Ani bil walpo wa ushega my bbe love allah ha idayo 🥺😭🤲🏻❤️❤️
2026-11-02 13:53:13
10
huurto123
صويا 🍂🦋♥️💚🤍 :
fiicnaan lahayd in uu aaladan is ticmaalo SI uu u arko[دموع الفرح][ضحكة مكتومة]
2026-11-03 04:00:11
1
bush999942
B🌿 :
been Badana 😂😂😭
2026-11-04 17:23:22
0
amah_21
Ammah🪐 :
hadaa usheego maxaan ka faaida midedakle xitaa guriga inlaga ogaado wanecbhy ina waqtigas kujiro nolosheyda qof xariir igala dhaxeyo uma shegin asbaab ugu shegana majirto xnuun igama yarenayan igumana kordhinayan
2026-11-02 10:03:59
4
hipanuraa2
Zara👸Gabr Qaran 🇸🇴🫡💪 :
kwrn adigo xiligada lagu jiro welipa tarpan ah 😭hdi fmli problem kugu darsmo qof kufahmo weydo grb la an gargar la an xanun ax🥹💔
2026-11-03 15:54:02
3
999.6789
. 𐙚 ˚𝗔𝐧𝐡ααɾ🪷💅 :
bisinka familykayga xata uma shego nina waligay umashegin umana shegi dono😂😭
2026-11-04 19:35:29
2
maanowww5
Updiرahمan🕸🔖 :
Qaraabo qoralka English iga saaran iga caawiya sida aan iskaga dejin laha hada taqaano🫱🏿‍🫲🏽🫵@
2026-11-02 16:55:21
0
To see more videos from user @wise.man3170, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About