@kadhanabdirahman: #CapCut #kadhanabdirahman #somalitiktok #viralvideo #viral horay ma u aragtay?vedio ga love ii sar ❤️

Kadhan abdirahman 🦋🫧
Kadhan abdirahman 🦋🫧
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 01 November 2026 19:14:39 GMT
127682
13714
364
712

Music

Download

Comments

ina__ally
ɴᴀʀᴜᴜʀᴏ. :
Abahedna Aroos bu diyarsanaya berina ana dhalay uu ku dooda😭ilahow saqiirkas caafi yarabb
2026-11-01 22:08:50
1098
kadhanabdirahman
Kadhan abdirahman 🦋🫧 :
Aad baa ugu mahadsan tihiin ducadiina iyo dhiri galintiina thnk you all 🥹❤️
2026-11-02 12:48:26
358
sowdaxasan0
Wiilo👸🏼💕🫶🏽 :
Kii dhalayna ubax buu meelaha la wareegayaa tolow mida hada isku xoqeyso muxuu usoo kordhinayaa🥺
2026-11-02 10:31:18
435
msswaleyyyyyy0
💕Ahpaap🦢 :
Aabaheed yaa wye 😂❤️
2026-11-02 13:38:55
17
rowdah
روضه🍉 :
Naag adag baa tahay wlhi ilaahay hakuu caafiyo gabadhada abaayoy ilaahay si deg deg ah hakugu caafiyo
2026-11-02 08:48:09
124
anwarr_ali22
ᗩᑎᗯᗩᖇ🇸🇴 :
Oh ya rabi allow caafi
2026-11-01 19:23:42
162
__sabriina_______
__afjano_______ :
Abayo. Xnuunka dad ka cafimaday ma jiraa illhw saqiirtan cfmd taaam siii. Ya rabbi😭🤲
2026-11-02 06:45:38
70
himaa665
Him💋 :
wlhi waa somarye 🥺 waaliba year igu xirinede💔
2026-11-01 20:33:57
59
inaothman5
Amaani❤️😍 :
abti lo xiriri jiry hoyo abti uxiriri jirty wu ka ficndy
2026-11-01 20:19:42
8
ayaanayan83
Ayan👑 :
Alxm waxaan la so dirsay 2022 bishi tobnaaad Alxmdulilaah calakulicaaal gebedheyda maanta wey ificnaate balse waa safar adag abaayo alaha ku fydydeeeyo qofka somaray u. baa dareemi karo alxm hada wan ka bogsanay waxa jira dad gaaraayo ilaa iyo 80qof iyo kabadan oo so wada qadanay xaladaaan alxm sida badan wey ka bogsadeeen qaarne wey ka geriyodeeen alaha cafiyo inta canadian heysato🥹🤲
2026-11-02 04:50:31
7
moniish4
Muna🎀🧚🏻‍♀️ :
Saaam teeeyda allaha no caaafiyo🫂😭
2026-11-01 19:17:28
29
sumeya.mohamed76
☆*☆🫶🌷 :
dad yar unbaa fahmi karoo ilhy haku cavio mcntoo qalinaa ka galee anu.wanbaa fcnhyy alxmd 5 sano istal uguu jiree dibkedaa ilhy unba fahmi karo😭
2026-11-02 08:03:07
15
aliyaqueen63
Alia muhudiin 🩷 :
Abaayo plz ila hadal arin muhiim inaa ku sheegah rabaah luuqa igala soo hadal
2026-11-01 19:59:04
6
suadlux
Suadlux😽🩵 :
Cfmd dagdag ah ilhow sii❤️
2026-11-01 19:16:59
14
itshafsa146
Hafsa boutique💕 :
Duruufta wax walbo ku bareso ayeyo 1 sano ka bdn u xirneed qofka kaliya ee ka furi jiray ayan ahay allha ku cafiyo gabdhada abyo
2026-11-03 07:23:38
1
mssamran123
MssAmran💅🥵 :
Kartida Wa kugu ogaaa illhy ha caafiyo Gwdha😭😭❤️❤️❤️
2026-11-03 07:39:23
2
ubaxaragsan8
Ubah Aragzan🦋 :
Allah cafio gabadhena 🥹sorry
2026-11-03 16:52:52
1
kafeeya_and_fashion
Kafeeya♟️ :
Illahey haku caafiyo abaayo
2026-11-03 07:47:15
1
fardowsasiidowmax
alma degan :
allaha kucafiyo abyo
2026-11-02 14:54:27
1
sususu.susususu1
sacduusheey 😩🥀 :
allow caafi
2026-11-02 14:00:53
1
amiinnakata1
🫥Nakata🫡 :
Ax caafimaad Taam Ah Allaha Ha Siiyo 🤲🏽
2026-11-02 13:38:02
2
ina_mohddin
Naimshii•🐆 :
ilhaay hacfiyo😭
2026-11-02 12:25:39
1
bidhaan.qurux67
mouna salad :
allh hacaafiyo gabdha
2026-11-03 05:06:32
0
malapeyy69
“Simonn”💕 :
Alla aniga arkay walashey saam allaha kuu cafiyo abayo waxa tahay gabar karti iyo imaan leh m.a
2026-11-05 17:39:04
1
ayanita519
ayanita❤️‍🔥 :
Xasuus 2016 ki hoyaday u sameen jirayy wliba ano aad u yar la i baray alla ya raxma hda🥹
2026-11-02 14:32:41
1
To see more videos from user @kadhanabdirahman, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About