@kowtharsomali: Xusuus iyo kulanka" Aduun hadii la noolyahay, waa la is arkaa. Waqtigu wuu ina kala fogeyn karaa, balse mararka qaarkood wuxuu ina kulmiyaa meel aynaan filayn🇸🇴❤️🇩🇪 Abshir wuxuu ka mid ahaa wariyeyaashii aan isla soo shaqaynay magaalada Muqdisho xilliyadii ay xaaladdu adkayd, isagoo ka mid ahaa suxufiyiintii ka hawlgeli jiray V.O.D Radio Xamar. Waxay ahayd kulan xambaarsan xusuus, taariikh iyo waayo-aragnimo aan wadaagnay xilli adag oo nolosha iyo shaqada saxaafaddu aysan sahlanayn. #ko #kowtharsomali #germanytiktok
KowtharSomali
Region: DE
Sunday 01 November 2026 23:30:59 GMT
Music
Download
Comments
Liido volgs :
Kowsar camer manka wuu iskenay
2026-11-02 14:36:36
0
barbulshoparis :
Saxafiyad karti iyo dadaal badan, horay u soco, guulo waaweyn ayaana kuu rajaynaynaa.
2026-11-02 06:14:27
0
saafi somali 🇸🇴 :
❤️❤️❤️
2026-11-02 09:34:13
0
ruun :
🥰🥰🥰
2026-11-02 08:29:54
0
Haresto. Farah :
🫶🫶🫶🫶🇩🇪⚖️🫶⚖️🇸🇴🇸🇴🇩🇪
2026-11-02 07:44:51
0
Naciima986🇸🇴🇩🇪 :
[Herzerwärmend][Herzerwärmend][Herzerwärmend]
2026-11-02 10:59:20
0
To see more videos from user @kowtharsomali, please go to the Tikwm
homepage.