@gaaljabiye91: Lacagta cusub ee Shillin Soomaaliga ah ee la qorsheynayo in la sameeyo waxay astaan u noqon doontaa dib-u-soo-nooleynta lacagta qaranka iyo xoojinta dhaqaalaha Soomaaliya. wa guul u soo hoyotay dadka Soomaaliyeed iyo dalkaba. dalxoreye guulayso mudane madaxwayne. #somalitiktok #muqdisho #puntlander🇸🇱 #somaliland #somali
1000 sh so 10$ bu noqon doona I.a wa arin wanagsan👌👌 waxan kalo jeclan lahay in la joojiyo lacagaha dollar dhaqalo burburka wadanka ku haya, talo so jedin in lacagaha xawada la isku dirona ay noqoto shilling aysna noqon dollar .
Dollar ku kaliya in bank yada ay sarifan an bananka lagu arag.👌
2026-11-02 05:59:39
13
😂ULEEYE😂 :
maxaa Jaale maxamed siyad barre loogu soo sawiri waayy😳😳😳
2026-11-02 06:00:12
5
Gashaaan :
waaa arin aad iyo aad u wngsn Dowlada waxan talo ku siin laaahaa
lcgta dolarka iney ka joojiso Wadanka.kaliya loo fasoxoo Bank dowlad iyo Kuwa gaarka lo lee yhay
2026-11-02 05:45:59
12
Jinni~rooti😎 :
Cajiib walahi hadii 1$ ay noqoto 100shilling somali,kenya aya ka lacag fiicanayy sabbto ah 1$ wa 130ksh
2026-11-02 06:10:10
7
maxamed hilowle :
world mabank ayaan xalay ka dhageystay somalia lacag cusub Baa mar dhow lakeni dona insha allh evc waa laga reysandona lakiin evc wey shaqeyneysa cashkuna wuu shaqeynaya
2026-11-02 08:19:27
5
JIIJO💕💕💕 :
please lacagta ka daaya dadka lagu sawiraayo💯😭qofna ma mudno in la ag lagu sawiro 💯🗾 mapka dalka aaba ku filan iyo meelaha taariikhiga ah ka dayaaya nimanka aad ku sawireedaan
xooga waa raqiis :50 Million Dollar oo u dhiganta 5 Billion Somali Shillings, halkii 1 Dollar wuxuu noqonayaa 100 Somali Shillings
2026-11-02 03:32:33
41
ABU_MAHIR1046 :
not bad
2026-11-02 11:01:36
0
🌸 🌻 NACAB SOOR 🌹 💐 :
waqti dheer ayey qaadaneysaa sameyn teeda
2026-11-02 01:32:04
65
H!!mma♾️ :
dhaqsada yaaqey waan u xiise shilin Somali
2026-11-02 08:24:22
6
🤍 Shaadimi 🖤 :
100 shillin somali in oo u dhiganto 1$
in ee lacagta somali ku so baxdo waa arin fiican
2026-11-02 03:37:13
21
🩷 Aylin 🌙 :
Aaawey heee
2026-11-02 04:07:43
12
Hassan Farhaan :
waa qiimo aad u fiican
marka loo fiiriyo dhibaatada dhaqaale ee na hysata..
guuleysta intii kasoo shaqaysay..
waa hubaa waa wixii ugu fcnaa ee la dhihi karo. wey qabteen..