@hanad_halyeey: Muhiimadda Microscope-ka ee Shaybaarka Microscope-ku waa qalab muhiim ah oo loo isticmaalo shaybaarka caafimaadka si loo weyneeyo loona arko waxyaabo aad u yaryar oo aan indhaha caadiga ah lagu arki karin. Muhiimaddiisa waxaa ka mid ah: 1) Baaritaanka dhiigga: Waxaa lagu baaraa unugyada dhiigga sida RBC, WBC iyo Platelets. 2) Baaritaanka kaadida: Waxaa lagu ogaadaa unugyada, crystals-ka, casts-ka iyo microorganisms-ka. 3)Baaritaanka saxarada: Waxaa lagu ogaadaa ukunta iyo dulinnada sida Ascaris, Giardia iyo Entamoeba. 4) Baaritaanka jeermiska: Waxaa lagu arkaa microorganisms-ka qaarkood sida bacteria, fungi iyo parasites. 5)Baaritaanka shahwada: Waxaa lagu qiimeeyaa tirada, dhaqdhaqaaqa iyo qaabka sperm-ka. Cilmi-baarista caafimaadka: Waxaa lagu daraaseeyaa unugyada iyo qaab-dhismeedkooda. Muhiim u ah Ardayda Shaybaarka Arday kasta oo baranaya cilmiga shaybaarka waxaa waajib ku ah inuu xoogga saaro fahamka microscope-ka, qaybihiisa, shaqada qayb kasta iyo sida saxda ah ee loo isticmaalo. Fahamka microscope-ku waa aasaaska xirfadda shaybaarka, sababtoo ah baaritaanno badan oo muhiim ah ayaa ku tiirsan awoodda ardayga ee isticmaalka iyo fasiraadda waxa uu microscope-ka ku arko.

HANAD LAB🔬🥼
HANAD LAB🔬🥼
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 04:43:37 GMT
1209
180
2
6

Music

Download

Comments

kamaludiin14
Kamal 4K_📸 :
waxan ku jiraa last semester of laboratory thanks brother
2026-11-02 10:26:34
1
axmad.nuur917
axmad nuur :
🥰🥰🥰
2026-11-02 08:09:45
0
To see more videos from user @hanad_halyeey, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About