@ramlaziciit: alle cimriga iyo caafimadka haku dheeereyp#standwithkashmir @SHIIKH IBRAAHIM SCHOOLS 📸🫡

RamLa Production
RamLa Production
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 06:10:11 GMT
14992
2395
156
114

Music

Download

Comments

khaliif1122
Eng Aadan Mohamed :
macalinkaygih biologyga dugsiga sare ahna saxiibkay Cali yousuf siciid macalin sare alle cimriga iyo cafimadkaba haw barakeeyo
2026-11-03 07:46:26
0
hamduushi
H 🩶 :
Cali Yusuf macalinkaygii biology [Heartwarming]
2026-11-02 15:42:00
0
hargaysaawi64
898 [-[--ZAAD ZERVICES--]-] :
May teacher cali awliyo
2026-11-02 17:32:35
0
gorgeous1238
𝑫𝒓𝒆𝒂𝒎 𝑮𝒓𝒍𝒍 🎀 :
Cali yuuduf best teacher 😭🫶
2026-11-02 10:58:57
0
hibaaqgobad
Hibaaq gobaad :
Macalin Cali yusuf cimrigaagu raag❤️🥰
2026-11-03 05:45:50
20
cabdicasiiscawl
Cawl Media📷 :
Macalin Cali Yuusuf, Shakhsi gobonimo badan. Maadada Biology ayuu noogi dhigey dugsiga sare ee Sheekh Ibraahim
2026-11-03 15:08:56
2
abdilahitoni8
Abdilahi Toni :
Cafimaad wanaagsan mcalin❤️
2026-11-03 10:35:06
5
milg0_
dukuro● :
cali yuusuf xabiibul malayiin ❤️cafumaad iyo cimri dheer alle hakugu arsaaqo❤️
2026-11-03 10:33:32
1
mouniichshein
m͜͡o͜͡u͜͡n͜͡a͜͡🧚🏼‍♀️🩵 :
Wanaagisa naxariistisa wlhy waligayban iloobeyn ilhy cimriga iyo caafimaadkaba haw dheereyeee legend buu ahaaaye😭❤️❤️
2026-11-02 10:47:16
12
theabdisalan.8
T H E A B D I S A L A N :
Ustaad qiimo badan
2026-11-03 13:10:50
0
saaramubarig
saruush💙👸🏻 :
awoow cali yusuf macalinki ugu wanagsane ee wax i soo baray❤️
2026-11-03 08:48:52
2
muztaphe.ena.faro
إبن فro🇨🇭 :
macalin sharaf iyo cisi mudan caLi yuusuf camriga iyo cafimaDkaGaB ha dhereyo
2026-11-02 13:39:45
2
farrovic2
💸يوسف :
Cali yuusuf wa macalinki schoolka classka iQoray ❤️alle haku xafido
2026-11-03 06:54:55
1
ameinka2
ᗩᗰEIᑎKᗩ 🦊 :
Ustaadkygii isoo gacan qabty adeero guuleyso 🔥🫡
2026-11-02 10:31:46
7
aarka___burco13498
haji cabdi :
waa macliinki igu horeeyay EE quraan ibiilaba Allah cumriiigaga iyo cafiimaadkagaa ha dhowro
2026-11-02 18:02:58
4
haniomar2
My honey 🍯 ❤️ :
Mansha Allah adero ali❤️
2026-11-03 06:57:05
0
nemo.bile
Nemo Bile :
ustaad Cali Yusuf cismaan cimri dheer iyo caafimaad sareeca Alle haku siiyo adeer♥️
2026-11-02 15:01:40
3
neimo52
Niina flowers 💐🛍️ :
Wanagii qofaa macalin Ali yuusuf ilhy cimriga camidkaba haw dhereeyo ❤️🤲🏼
2026-11-02 12:33:40
1
abdirezakkoronto
ABDIREZAK KORONTO🌍🌹🫵 :
macalin Cali Yuusuf🥰
2026-11-02 16:57:29
1
nasiim82
Nasiim :
Ilaahay cimriga iyo caafimaadka haw dheereeyo noole ka gobsan ma jiro Cali Yusuf❤️
2026-11-02 09:36:20
2
adna_dagannnn
️Adna•🖤 :
Primary iyo secondary ba uu iso dhigi jirey rabi janada ha geeye🤍
2026-11-02 10:00:58
1
deeqcawil4
deeqcawil4 :
ustaadkii macalimiinta dalka wax soo baray taas oo u dhigan in uu dalka oo dhan wax baray hal Date buu bio ii dhigay weligay ma ilaawayo, hilaadii 2015 alleh cilmiga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo aamiin 👏👑
2026-11-03 09:49:44
2
abdimalik_axmed
UpdiMaLK♧ :
5year wax ii dhigay ilaahay cimriga hakuu dheereeyo
2026-11-02 20:01:24
1
degan609
Dhool💙 :
Ilhayow cimri dheer sii macalin aad u fican ahaa 🥹🤲❤️
2026-11-02 15:14:41
1
suldaan112gmail.com
M U N ¡ ¡ R 🕷️ :
Alle CimriGa iyo CafiMaadkaba Hau barakeeyo . MacaLinkayGiË Ali Yusuf 🙏👑🦁
2026-11-02 08:16:23
1
To see more videos from user @ramlaziciit, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About