@doogsanmedia: "6,000 oo Askari oo Itoobiyan ah ayaan geliyey Stadium Muqdisho 2006 dii, balse 60 Askari oo kaliya ayaa ka badbaaday oo an kala soobaxay, 5940 Askari na waa dhinteen, Soomaalidu waa Jin Xabadna laguma rido." Sheeko dhex martay sarkaal Itoobiyaan ah iyo Faarax Macalin #doogsanmedia #soomaali #muqdishotiktok #puntland #ciidankaqaranka
Doogsan Media
Region: SO
Monday 02 November 2026 06:14:56 GMT
Music
Download
Comments
mohamed abdullahi :
somalidu talaw goormay dhafaysa abahayba geela dhici jiray abahayba dadka dili jiray waar imka maxaynu nahay maxa la isku waydin wayaay iyo halkaynu joognaa 👍
2026-11-02 09:41:31
10
Qween 👸 :
guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul soomaaliy soomaaliy
2026-11-02 16:00:08
0
Abdulqani :
Allah unaxariisto geesiyadii sharaftaa noo soohooyay
2026-11-02 13:54:55
2
daryeel dalkaaga 🇸🇴🇾🇪TV 🖥 :
I,m lion of africa soomaalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🪖🪖🪖🪖🪖💪💪💪💪💪
2026-11-02 14:22:02
2
Ruug cadda :
Beentiis weeye iskajirra.
2026-11-02 07:46:29
4
Abdullahi Adan :
Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💪💪💪💪💯💯💯💯💪💪💪👍👍💪💪💪
2026-11-02 11:02:11
3
adan maxamad adan :
walee anigaa joogay warshada baastada miisaanka dhuxusha stadium muqdisho
2026-11-02 09:31:47
2
ahmedmuhamed :
2026-11-02 16:18:49
0
super hero :
aniga ayaa joogay habeen iyo maalin waan dagalamayey naceyb uma qabin cabdulahi yusuf waxaa waligeey necbaa itoobiyaanka waxaanvwatay BKm 2000 kuxirantahay daba gaab iyo garan ayaa qabay halbwaqti ayaa wax cunayey famalkaygii xamar waan kasaray ceelasha geeyey guul ama geeri ilaaheeyna waana guuleyey
2026-11-02 13:17:08
0
cusman cabey :
wasax walahi aniga
2026-11-02 09:11:32
1
ilka case MUMINKA🐎 :
m.a
2026-11-02 11:50:55
0
... :
😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
2026-11-02 09:42:00
1
ibraahim :
sax
2026-11-02 13:40:39
0
daacad yare :
waa sax
2026-11-02 12:46:21
0
Yare cabdi :
😎😎😎😎
2026-11-02 09:15:19
0
Yussuf Ibrahim :
GUUL
2026-11-02 12:42:21
0
mahadxasan49 :
sax❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
2026-11-02 08:36:44
0
asad 🇪🇹🇪🇹💪💪💪💪 :
2026-11-02 08:22:37
0
Ambaza Ibra Ibraa :
hello 👋🥰🥰🥰🥰
2026-11-02 09:06:42
0
siciidxasan61 :
Wadan kaan faarax haloo dhiibo [Tears of joy]
2026-11-02 10:40:51
0
Ace :
HG power.....Gumaystaha galo
2026-11-02 15:27:29
0
Ràam:🇯🇲 :
farax maalim ya Somalia madhaxweyna ugadhiga
2026-11-02 15:57:13
0
Bi :
hada tasi tagtay dhagarta kuwa isku shega nabad ilalinta wa in lala socda
2026-11-02 10:47:55
0
Gows yre🦷🇸🇴 :
Aduunka faan baa u joogna un somali inte ka dhimatey waa 1.M ku dhawaad 😂😂
2026-11-02 15:33:05
0
HANAD8🇸🇴 :
Dadka sidaas wax ulaayay waa h.g
2026-11-02 16:13:10
1
To see more videos from user @doogsanmedia, please go to the Tikwm
homepage.