Simultaneous equation aa laga shaqey la,yhy aa foundation wax ceeb ah laga dhigabo wala yabe ardayda wllhi 🤣😂
2026-11-02 09:19:47
215
umu israa :
xisab naceyb hera kagary
midwife barana dhahy ano xisab ka cararayo watan maba harto illeyn[Crying]
2026-11-02 16:59:18
15
A̶R̶G̶O̶O̶S̶T̶E̶🇸🇴 .Friends :
xisaabtan f2 wye beeh
2026-11-02 08:44:17
7
Abdirhman moha120 :
Xariifkaan labo sano ha looga dhigo foundation
2026-11-02 12:14:57
35
THIAGO mhtt. 🇪🇦🔥🔥🇪🇦 :
xisabta ah
x+3=0
y+6=7 waxisabaha an ugu necbahy😂
2026-11-02 15:47:37
8
Gedo--man🇸🇴💙👊💪 :
xisaabta wllhi glass 7 kusoo qaatay 2023 hadda inaa foundation ahaan ku qaata maa isugeee 2028😂😂😂 hadaaba somalia jaamacad ka gala saa hala igu baashaala😂😭
2026-11-02 11:58:31
10
Abdifitah Yuusuf :
markaaseey ku leeyihiin foundation marabno 😂😂😂
2026-11-02 09:53:45
9
Dhool Carraale🪐 :
X iyo y qof soo helo mala waaye
2026-11-02 11:19:18
6
UGAAS 🔥🇸🇴 :
intas hadu ka shaqeb la yhy foundation maxa u diideseen
2026-11-02 10:31:45
6
naruuro🕊🫶 :
horta x,y,b hala so radiyo mrka nala dhahayo faidada nagu jirto wxy😭😭😂
2026-11-02 17:31:07
0
♥︎ :
siu kle ma adaa mize hal fasal le saburada la geya😭😂 anaga hal qof xitta lama geynin😂
2026-11-02 15:54:13
1
ᥫ᭡ :
Sanadkii hore Anooo Foundation ahaa waxn masoo arkine jaamacada qaar intee laga heestaa walipa anoo Accounting sii baranaayay😭😂
2026-11-02 18:07:50
0
SICIID☆ :
Waxan qiyaali wye nio ee waqti ha iskaga luminina💔😭