Inta ay Ethiopia Ogaadeen arkayso xilka cidkale uma dhiibayso sababtoo ah raga madaxda waxa looga dhigaa waa in danaha ay leeyihiin ay fushadaan waxa ay ogyihiin in ay amarkooda qaadanayaan
2026-11-03 01:17:39
0
CODKA TOGDHEER :
walal ha ha xiihin somali dhamaanteed aqoon malha waxa loo yaqaan somlida dad aan maamuli karin waxba wershada aad sheegayso hadii somali loo dhiibo dee worship noqonmayso waxay noqonaysaa meel reer leeyahay ninka madaxda ka noqda ayaa sheeganaaya kuwa kalena cabasho ayey tvga isla soo taagaysaa sidaas ayuun baa noqonaysaa hadii somali loo dhiibo wersheda aduunku wuu ina bartay ama itoopia joog ama meel kale joog somali waxba ma maamuli karaan qabiil ayaa loo kala baxayaa markaa ha I xiijin walal
Ogaden markay dagalamayen ee dalka difacayenbwaa kii Somali soo dhiibayene ubaneeya Ogadenow idinkuna dhulkina halaydin dhiso war shadaha iyo shidaalka oo dhulkina dhista
2026-11-02 23:56:17
0
Haadka :
somali waa luuqad ama AF
maahan dhalasho iyo odey lagu abtirsado
,
mida kale qoomiyadaha ama umada somali ku hadlaa isku dan maahan
dal calan dawlad ay wadaagana
ma jiro
,
umada somali ku hadla waxa ay dagaan East africa oo dhan
sida eithopia somaliland kenya
jabuti somalia
,
kuwa eithopia daga waa eithopian
khayraadka dhulka eithopia ku jira
waxa ka masuul ah dawlada faderalka eithopia
mida kale khayraad walba ku jira
dhulka eithopia waxa wada leh
shacabka eitrhopian ah oo dhan
waxba yaan khiyaali iyo been
la iskugu sheekeyn
2026-11-02 17:02:23
0
Nimco :
Shakhadaad u Qalantay waa lagusiiyaya adeer.
2026-11-02 14:37:11
0
Moonlight 🌙 :
Colada’s😭😭😭
2026-11-02 08:18:37
0
To see more videos from user @suldan_alamagan1, please go to the Tikwm
homepage.