@dayartv1: Mooskii oo suuqyada laga soo iibsan jiray oo dadku ka shakiiyeen, kaddib markii la sheegay in sun loo adeegsado bislayntiisa!@Shaakir-fiile

D'a yar Tv
D'a yar Tv
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 08:17:13 GMT
121527
7656
189
3523

Music

Download

Comments

user469722337757
ريان ابراهيم الهاشمى :
anu horan ugu xanunsaday marka waba jojiyay dhowr sano ka hor
2026-11-02 13:11:08
56
ayeeyokoris713
Ayeeyo koris🦋🥀 :
Wllhi manta masoo adegan wan jojiyey 🙌
2026-11-02 16:11:20
38
hibo.08
hibo :
wlhi maalinti 2 cunijiray maantay hal baan jaray barina kiikale
2026-11-02 14:01:00
11
mashquulkayarey
gobsan ina Gesi💪🦁🔥🫡 :
somaliyey badalka muska sabibka ku cuna bariska👍🏻🫡
2026-11-03 11:51:55
7
cabdi.xakiin784915
cabdi xakiin 784915 :
ana saaka aya ikudam beese mooska
2026-11-02 19:04:14
0
drsamakuul
Dr-samakuul :
gurigayga moos wan ka mamnucay sokorya so bodeysa waxa sababaya wa mooska iyo xasasiyada indhaha iyo maqarka wana dhibatada ay kento ether 40% oo loo isticmalo beraha
2026-11-03 10:55:35
1
yunita0.2
𝕪𝕦𝕟𝕚𝕥𝕒♠ :
alah wan iska dhafay🥺
2026-11-03 10:54:38
3
iskuroon006
Qalbi safi :
Ani xitaa saka soma gadan 😳
2026-11-02 12:51:46
15
ruunugaas
ruuney :
ani wan ka jojiyay gurigeyga
2026-11-02 14:55:55
11
suwara722
suwaraa👸💅 :
yaan la isticmaalin mooska
2026-11-03 06:00:16
1
njuu84
Najuu bea 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇰🇪🦾 :
Wle waayab subxnllh 🥺😳
2026-11-03 07:29:16
3
user4013194633911
MÌẞẞ QÙŔÙX̌ ⚘️📿🫅 :
wax kajira malhan aniga wan beeranaye
2026-11-03 08:20:48
1
saraamaxamuud2
Ina maxamuud :
fasax iga yahaaywixi hore alaha ii daweyo
2026-11-03 05:10:46
2
faadma909
Fatimah🇱🇺🇸🇴❤️ :
Inta iska joojisay 👏👏👏👏
2026-11-03 05:10:45
2
marwadi____2
R💯🫶 :
waligay maa cunun alxm
2026-11-03 08:17:34
1
xagaley92
xagaley92 :
ani waa jojiyay mooska
2026-11-02 13:44:09
4
naagtadher9
Macawisley🫡 :
Aniga wa ku xanust
2026-11-02 15:14:14
2
ramla.maxamed79
Ramla Maxamed :
anaaba saaka joojiyay
2026-11-02 14:38:20
3
muna11223344556
Muna🥰🫶 :
2026-11-02 13:13:05
2
ina_updy77
•🎀😍🦋• :
ani wanku xanuunsan jiry marksta wlahi hadana waan jojiyey
2026-11-03 04:39:45
1
deeqodagan200
deeqo dagan :
2 sano ka hor ayaan joojiyay
2026-11-02 15:10:40
2
sacdiyo.sheikhey
Miskiinta reer sheikh :
Maalinkasto 05dollar aan gadi jirtay lkn hada bes ee iga tahay
2026-11-03 08:47:11
1
hamduna5
Bilan :
shalay iyo manta dona madonan
2026-11-03 05:27:46
1
sahrocusmaan2
sahro :
saan ujeclaay bas buu igu yahay
2026-11-03 07:02:36
1
najmo.qaliif46
💕ηαʝмα🕊🌷 :
sax
2026-11-02 12:16:31
1
To see more videos from user @dayartv1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About