@jacfarmoalim22: DENI MA WUXUU BEDDELAY SIYAASADDIISII KU WAJAHNAYD WAQOOYI BARI? WARBIXIN:-*Madaxweyne Deni oo la sheegay inuu kala diray qaar ka mid ah kooxihii baraha bulshada u qaabilsanaa xukuumaddiisa*

Jacfar Moalim Mohamed.❤️
Jacfar Moalim Mohamed.❤️
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 08:24:54 GMT
25798
1339
63
184

Music

Download

Comments

gantaal_hawd4
Gantaal_ hawd :
Manihin dad moogan Dani inuu mar walba yahay cadawga W/B. Hadu jeclado iyo hadalii kaleba waxba kagama badali karo. Qadiyada iyo mabaadii’da dadka reer W/B waxana leeyahay W/B Forever 💪
2026-11-02 12:37:57
8
siman_187
indho uroon❤️🫶 :
yeelki maxa naga galay aniga pl iyo dani😂😂
2026-11-02 09:58:16
7
azma1532
azma😍 :
waqoyi bari hanoolaato cidna uma baahniin💪💪💪💪💪
2026-11-02 10:40:37
6
queenofs14
🇸🇴 :
Khilaafka waqooyi bari iyo putland waa dani macal mana mooganin inuu yahay cadawga guriga
2026-11-02 13:42:27
0
mohamedabdurihim2
Mo___CiGaLe🦅🎤 :
Nio Nimanka cumar mxmud e qoobey iyo ayuub ma deni bay isku arkaan[Tears of joy]
2026-11-02 10:53:37
3
adoontialle201
adonti alle :
waqoyi bari maxa ladhaha ma prank ga kkk
2026-11-02 13:17:48
0
mahamout.1
DIOMOND :
waxba laga ma qaban karo waqooyi bari
2026-11-02 12:06:59
0
ugaaso142
Bahja❤️ :
Jacfarow🤣
2026-11-02 12:24:46
1
samsamcabdi54
Samsamcabdi :
2026-11-02 13:57:27
0
bilankhaatumo
Xamdi bilan :
Waqoyi Bari Guul guuul guuuul
2026-11-02 12:01:30
0
sh.y129
🤍shaymaa 🦢 :
2026-11-02 11:51:28
0
fadlankoruhey4
Ahmed xabiib :
فههههههه
2026-11-02 12:54:44
0
samsamcabdi54
Samsamcabdi :
2026-11-02 13:57:30
0
quruxdumar964
Queen :
😂😂😂
2026-11-02 11:31:35
0
maryamaosman7
maria :
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
2026-11-02 10:48:24
0
janaraalcabdiqani3
janarl c :
2026-11-02 10:46:28
0
mssqalanjo051
Qalanjozzz👑👑 :
2026-11-02 10:55:31
0
mssqalanjo051
Qalanjozzz👑👑 :
2026-11-02 10:55:28
0
xaawocabdiweli
Xaawo Cabdiweli :
guul waqoyibari ❤️guul putlnd ❤️
2026-11-02 13:47:05
0
darwiishta7
————- :
2026-11-02 08:50:01
0
happyinaaden
ladan🐎🦋 :
hadaad qaylisaan io hadaa amustaanba iskukayo mid un weye anaga😂 waqooyi Bari❤️
2026-11-02 11:36:11
0
dinidarwish
DINI-DARWISH :
waan ku qasabnay inuu ka ladiro Bide dani nin aaanan ladagalamin oo an guul dareysani majiro
2026-11-02 12:12:16
5
qabqable10
𐒋𐒓𐒒𐒑𐒓𐒐𐒗 🇸🇱👳‍♂️ :
Mamulka wooqoyi bari ❌️Maleeshiyada Sool bari ✅️
2026-11-02 13:28:01
1
caynaashe.cabdi96
.CAYNAASHE🫆 :
awalpa w.q bari waxpa kama tarayne views kiba kaso galay[Tears of joy]
2026-11-02 10:55:19
2
darwiishta7
————- :
2026-11-02 08:49:49
0
To see more videos from user @jacfarmoalim22, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About