@sntvnews1: Masuuliyiin Dowladda ayaa ka qeyb-galay daahfurka adeegyo cusub oo rakaabka loogu talagalay oo lagu soo kordhiyey Garoonka Aadan Cadde.||#sntv_official #viraltiktok

SNTV
SNTV
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 08:50:19 GMT
5828
418
27
87

Music

Download

Comments

baraaawe0
zaara collection style👗 :
haye wa lacag hana oran hee [Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-02 16:42:59
0
hanaddcade650
hanaddcade :
10 dolar waaye
2026-11-02 11:11:29
1
abdiazizali262
Abdiaziz :
Waaba wadan mashuur ah qof baa shaqadi air potka in free ahaado laga rabay umada lacag ka qadanaya
2026-11-02 13:37:44
2
mohamed.qalinle.o
Mohamed Qalinle Official :
kiradiisa meeqa waaye
2026-11-02 16:26:32
0
onlyme24.0
It's Me :
Walee aduunka 4 aad inaan ku nool nahay tan baa cadeen ugu filan hada sidaan hormar u aragnaa meel walba neh lacag laga raadina subxanallah
2026-11-02 14:20:26
1
tawakal.fashion0
Tawakal Fashion Dundonald :
garooon ma ahaaan
2026-11-02 11:57:54
0
aamir_muhamed
𝐌𝐨𝐡𝐚م𝐞د 🍁 :
Shirkada Airport ka mamuleysay shaqotinki logu talagay iney qabato ayaa shaqsiyade loxiraya ine lacag kasameyan. luggage trolley waa free adunka lkn idinka lagac haka dhiginaha lee
2026-11-02 11:17:54
0
cabdirahmaan273
ABDIRAHMAN∆mk124✅💯🇸🇴🇿🇦 :
MA lacga marka Mase 😂
2026-11-02 15:27:25
0
noley2526
Duceysan :
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
2026-11-02 11:50:41
0
fivemidnimo
MASH :
ani boorsadeyda waan jiifanay, amaa la i qasbaa?
2026-11-02 14:56:53
0
user3636902046153
Iqro Ahmed❤ :
yaabay somalida lacag aya kaso hartay
2026-11-02 11:57:53
0
sdgfhditdit
@amiiro xuusen💗💗💗 :
asc
2026-11-02 08:59:20
0
baraaawe0
zaara collection style👗 :
shaqa abur horleh ba cusub hormar ma arag heegan hda maqasho waaa misiq masuq
2026-11-02 16:43:30
0
dheymanerag3
dheymanerag :
lacag ee ka dhigayan ogaada hee medha adunka free ka yahay
2026-11-02 10:53:55
2
dheyman_1
BOSS LADY🔥 :
Xamaliga soo shaqo tagey oo caruuro ka biilanaya baad dhuun Qabateen mana Aha in wax kasta isu koobtan
2026-11-02 15:50:20
0
score291
@ilasoco :
kkkkk war yaanan idinla yaabin ee xishooda tarooli ayaa shirkad keentay maxa la dhahaa mise wuxu waa lacag qofka boorsada ku riixda lacag ayaadka rabtaan mise waa freee
2026-11-02 13:15:26
0
mamo.aisha0
mamo aisha :
war anaga xamalanen inaga daaya adunka wada mashraca please dhibka dadkan waa dawa lacag samen iyo wada mashruuc yaa allah xagr lagu nasanaya marka group meel lo xiiro dadki masakinka ahaye ee jogen airporka xamaliga ku nola xita dhahayey waxa nasiso aan qadaneyna xage la geyey waa af salax ku dhag
2026-11-02 14:04:23
0
abuubakar.xaaji8
suheyb yare😂 :
tolow ma beeso la.aanbaa?
2026-11-02 13:50:57
0
zaaza491
MARCO :
beenta ka daaya shacabka waad inaad ijaar taan ayaad u keen teen
2026-11-02 13:20:27
0
ubaaxo3377
ubaaxo33 :
masaakiinta malaaymileey maxay ka shaqeunayiomasaakiinta qaraabkoodii loso dhigtey
2026-11-02 15:43:05
0
caato160
Ahmed Ali :
waxa u heystaan dad xolo ah o wax magarato ah in wax u shegayaan
2026-11-02 13:05:52
0
lahas310
lahas310 :
Gaaari gacan maaba la xayeesiinaa
2026-11-02 12:30:37
0
abdikarin.yussuf
Abdikarin Yussuf :
ceb waxey tagantahay marki ay uirahdan wa lacag
2026-11-02 11:58:04
0
iam_ibra_easy
Mazin | مازن ✔︎ :
Gaadiidka ha idin dambeye ee hagaajiya mokefka airport ka waa kuleel airport ka
2026-11-02 11:28:12
0
xasancadoow
xasan cadow :
Meeqo Ayaa lagu kireynaa ilaa inteena ku geysan karaa bkrsooyinka
2026-11-02 16:22:16
0
To see more videos from user @sntvnews1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About