@abdellnasserm: Haddi aad doneyso inaad ogaato dadka baraha bulshada soomaalida istimcaali garaad ahaan iyo aqoon labadan shaqsi aya idinku filan Reeraha ay kaso jeeda maalmihi uu taagna buuqi uu madaxweynaha ki ciyey ee ahaa Ethiopia waa cadowgeena reero soomaaliyeed oo ka diin iyo nasabiyad wanaagaan ayey ku caayen in ay owlaad wacalo ah ay u dhalen ciidanki ethiopia ee kuso duulay guud ahan soomaaliya Markuu uu Aby Ahmed Muqdisho imidayna waa iyagan odhanayo waa walalkeen cadow ma aha ethiopia. Bal idin is qabadsii ma ummada soomaaliyeed ee caamada ah ayaa caqliyadeeda lagu dheelayaa. #soomaaliyahanoolaato🇸🇴💯✊ #Soomaaliya #somaliatiktok #xamarweyne #xamarcadey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴