Yaa ila mida aniga hadaan safar galo maba seexdo saan meelaha u fiirinaayo waqtigu igi dhamaada hadhow saa meelaha u kala sheegaayo dadka kale maba kala oga waxba kanaa ila mida Xariir Koosaar🤔😂
2026-11-02 18:43:08
1
shucayb Cumar Yusef :
dhul qurux badan iyo dad gobannimo biyo dhigtay ayaad marti u tihiin guulaysta jaalayaal
2026-11-02 17:52:01
1
Sunduss💋 :
Dhulkeena jubbaland qurux💕👌
2026-11-02 14:07:28
3
ᗩZØHIᑎØ🇮🇱 :
dhulkaa abgaal ku bashaal zhp🥰🥰
2026-11-02 10:10:37
0
king moha :
2026-11-02 12:58:22
1
ØṢ̌ŁÖ🇦🇪 :
xariir horta waa qabiilkee 🥰🥰
2026-11-02 13:38:26
0
@cabdi waasac4433 :
shekh xariir koosar raga kiisa adag legend of the legend
2026-11-02 10:41:08
2
jimmy cade 12354 :
guuleyso bro @xariir
2026-11-02 10:59:14
2
Carfoon Abdi :
manshaaaa Allah dhuul Quruux badan ❤️❤️
2026-11-02 12:01:50
1
hoyo karti leh :
wlhi dalxis ayad ka dharagten m,a,yaa rabi farxsdina idinsiyadi ane lacag aan ku dalxisyo oo barakeysan allaha isiyo amiin
2026-11-02 11:24:41
1
Goat cade :
marku qarxo isoo qabo pro
2026-11-02 10:04:10
0
To see more videos from user @xariir_kozar, please go to the Tikwm
homepage.