@itsmina512: #strechmarks #dumarland❤️❤️ #fyppppppppppppppppppppppp #somalitiktok #bodycare

𝐌𝐢𝐧𝐚𖤐.
𝐌𝐢𝐧𝐚𖤐.
Open In TikTok:
Region: KE
Monday 02 November 2026 10:23:12 GMT
95793
10198
200
2728

Music

Download

Comments

d8x35
￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴  ￴ :
Bomatadan wlhi lagama sheeken karo sidey I anfacdey lee Allah ku barakeyo Mina💗
2026-11-02 10:32:04
125
itz_me_munira
safa cqadir 💖💯🫶💋 :
boomatadan isheega wllo please🥺
2026-11-02 16:54:36
0
amina6459
Amina abdinur🤍❤️‍🔥🧕💞😘🫶 :
Al waye qalbi 😏😂
2026-11-02 11:54:35
19
maqan__26
maqan__26 :
😭
2026-11-02 12:49:07
19
0.2.13.51
𝐀𝐢𝐳𝐡𝐚𝐇❤️👸 :
Pyoh Melaha Cream Lagu Gado mia ka donan Mize pharmacy Yada
2026-11-02 11:35:59
27
muchuinewton
INA ADHAN🫶 :
wlhi gabdho ani mudo bil dhamen faido said ah iska daremay wlhi wa amini la ahay ila hada ano 12sano jiro igalay sidas fudud inu igabaxayo ma aminsanen lkn way dhacde waliba cajis ley ahay😭😂
2026-11-02 16:27:05
2
hmfxx2
𝐇𝐚𝐧𝐧𝐚.❤️ :
scrubku muhiim miya ina marsato
2026-11-02 10:55:04
6
princes_unknow1
unknown person :
Nairobi xagee kahelaa
2026-11-02 11:48:48
2
queenabdi08
umu Afnan❤️🫶🤱 :
qof urleh ma isticimali kara bomatada gabdheheyga❤️😭
2026-11-02 11:59:08
4
zaamaaya00
ZamaaYa🌽🐄🌾 :
bomatada hargysa wan ka wayay
2026-11-02 11:22:38
3
asma_asma374
asma :
abayo warango sikale igu shega
2026-11-02 12:16:33
2
fitgirl15
Aliyaana :
Bomatada Muqdisho inte ka hela Gabdho
2026-11-02 13:22:22
1
hadhakhlayso
hadhakhlayso 💚🤍❤️ :
Hargesia dhiqada ma ka helya
2026-11-02 12:05:02
1
nasteexaali
Nasteha Ali👸 :
vasaline ka iyo boomatada malesku qasaa
2026-11-02 12:15:32
2
nasyy568
Nssy z🎀 :
Boomtda hlke ka helya mrka
2026-11-02 11:03:59
2
zaabo61
S ᥫ᭡🐺❣️ :
warangadu muhime miya abayo
2026-11-02 11:26:50
2
yazmin.jama
.👸🏻💐 :
gabdho burco joga mel bomatadan laga helo i shega hadad igu dhaantan😭
2026-11-02 16:06:32
0
nasraomar547
mss qaylo💃💸🦋 :
Boomatada ma pharmacy ga malaga helayaa
2026-11-02 13:44:07
0
loyan__4
loyan__💕👸🏻🎀 :
Dhibka i haysta wa joogteyn la,aan😭😭
2026-11-02 15:23:38
0
ozgi856
OZGI🐍🩷 :
muqdisho maka hela
2026-11-02 14:47:06
0
kaafiyah26
🥂 :
Alla ilhow iga Dawee😭
2026-11-02 15:24:01
0
cudoneeeyyyy69
Naema :
waan isku daraad anuu kwrn wl
2026-11-02 19:24:00
0
miiraa372
𝓐𝔂𝓵𝓲𝓷🦋✨ :
Ma lisku huuba hee gabdho 😭
2026-11-02 18:46:31
0
dahabo0123
O+❤️🦢 :
team caato😂❤️
2026-11-02 16:01:32
0
carfoon_mowlid
. :
Boomatada ayada orignal ishega please gabdho😂❤️
2026-11-02 13:13:22
0
To see more videos from user @itsmina512, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About