@shakrafilms10: 🌍 Dal walba wuxuu leeyahay wax uu kaga duwan yahay dunida! Adigu dalkee ayaad jeclaan lahayd inaad booqato? ✈️❤️. ilahiyow dalkeena nodiis oo dalalkaas kle kasareysi. Ha ilaawin inaad fikirkaaga faallooyinka ku reebto, muuqaalka LIKE saar, lana wadaag asxaabtaada. ❤️ #fyp #viral #somali #somalitiktok #Dal

𝙎𝙝𝙖𝙠𝙧𝙖 😊
𝙎𝙝𝙖𝙠𝙧𝙖 😊
Open In TikTok:
Region: KE
Monday 02 November 2026 11:29:18 GMT
281625
32038
824
4966

Music

Download

Comments

saamiyamohamed8
no name :
dalka aduunka ugu dawarsiga badan waa Ethiopia ☺️
2026-11-03 11:10:05
11
buqrddasg
anush bbe💖💅 :
Dalka ugu qurxda badn aduunka waa somaly 🫶✨ Yaa igu racsn
2026-11-03 07:48:14
36
inamahamud56
˚⊹♡ :
dalka laga helo dad iPhone wato labis qurxan maqayadaha fadhiyo so dalxiiso lkn jiingad dagan shiidna ah waa somalia😭
2026-11-02 19:53:53
842
ina_foosiya
CAAFI :
dalka kala danbeynta badan aduunka Somaliland 🔥✌🏼
2026-11-02 17:22:06
152
mavio12304
R O H A N :
sharuukhan ma qoslin anigana waan ceshtay
2026-11-03 10:03:34
24
muxibo91
ملكة💅🏿🍫 :
Dalka aduun ugu nasiibka daran somalia😭🤣
2026-11-02 21:13:51
229
jiyaaxasan5
jiyaa ina Xasan :
haxumaato ama hasamaato dalkeena kufaana wllkey soomaali 🫡🫡
2026-11-02 14:10:20
670
sheakhupdi
UPDI OFFICIAL :
dalka musuqmaasuqa badan aduunka wa somalia 😭
2026-11-02 15:12:01
36
sahrayar6
sahra :
been weye dalka ogu ficn wa somaliya
2026-11-02 14:22:48
88
sh.imaa89
Shaima♾️ :
dalka ugu qabiilka lisku dagaalo wa somali
2026-11-02 14:20:31
96
biyt719
c.9cray🚩 :
sida saxsa🔥
2026-11-03 11:08:12
0
rator640
TOMAS🦁 :
wan xanaqey wall😂😂
2026-11-03 10:50:52
0
hodan7562
hodan :
my wall run waa ma xanaqin 😂
2026-11-03 09:13:04
0
guireh.yacin
Guireh Yacin :
fronce
2026-11-03 09:09:25
0
saado.yawle
Saado Yawle :
swesrlean
2026-11-03 05:00:26
0
_miimii36
🎀Emma🎀☆♡ :
icland 😭❤️
2026-11-03 10:56:23
1
axmed__jo
☘️AHمMED☘️ :
soomaliya
2026-11-03 04:10:07
5
bukumasports
𝑩𝒖𝒌𝒖𝒎𝒂 ⚡ :
somalia hanolato
2026-11-02 15:49:19
9
dhibleyyy27
dhibleyy🥀🇸🇴 :
dalka ugu cajib san EE aduuunka waa somaliya😭🫶🏿🥹😂😂
2026-11-02 15:51:49
8
realsigm04
𝐌𝟒𝟏𝟔🐅 :
Dalka ugu qarxiska badan wa somalia 🇸🇴
2026-11-02 16:22:45
5
colwad7
colwad🥷 :
dalka ugu khatarta badan somalia
2026-11-02 14:03:51
11
boqoradapuntlad
🇸🇱islamada ciise ruush🇸🇱🐎 :
anagu aduunka xageeh kaga jirtaa ?
2026-11-02 16:11:40
10
mumudagan7
mumu dagan🦢🌹 :
siswisarlnd🥰
2026-11-02 13:46:41
6
nacuum1
Nacuumbymakeup💄 :
Dalka aduunka ugu amaanka badan waa Somaliland ❤️😂
2026-11-03 10:21:52
1
taliyemb3
TALIYE MB 🫡 :
dalka adunka ku jirin wa somalia
2026-11-03 11:23:54
0
To see more videos from user @shakrafilms10, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About