@mohamett_280: Alxamdulillaah, waxaan Alle uga mahadcelinayaa xilka la ii igmaday ee Xoghayaha Wacyigelinta iyo Abaabulka Garabka Dhallinyarada ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka, Degmada Kaaraan. Waxaan rajaynayaa inaan si wanaagsan u guto masuuliyadda la ii dhiibay, anigoo Alle kaashanaya. 🤲🏼

MOHAMETT
MOHAMETT
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 11:42:47 GMT
381
99
26
15

Music

Download

Comments

loiyon3
mohamed 🇸🇴😁 :
my brother. congratulations 🎊 waa hubaa in aad kasoo bixi karto wax walbo lagu aamino. guleeso pro
2026-11-02 13:44:30
2
abdirizak646
Abdirizak Abdulle Moh(Jaalle) :
Hambalyo saaxiib
2026-11-02 18:48:28
1
min4h03
A🪐🎀 :
Hambalyo sxb wad uqalanta xilkaan qof howl kar ah karti badan tahe hore usoco intan kabadan kasugena allah kula garab galo masuliyadan 🫡👑
2026-11-02 15:24:28
1
salaad442
ZHIINEZ 🖤✨ :
Hambalyo zhp 🤍🫡
2026-11-02 12:22:47
1
iqra.........0
🍂🤎 :
Hambalyo bowe ilaahay hakugu asturo xilka lagu igmaday ilaahayna haka dhigo mid dafkisa iyo dagmadisa anfaco hambalyo markle👏🫡
2026-11-02 19:13:23
0
khalid.abdirahman88
KHALID ABDIRAHMAN :
congratulations saxib dadaalkaga iyo kartidada ayaad ku heshay xilkas waana hubaa inaa kasoo bixi kartid 👏
2026-11-02 13:18:48
0
mhd1071
حسن :
Hamplyo sxb alahu kula garab galo masuliyadan 👏
2026-11-02 12:20:42
0
queen____ruun90
Raha :
Hampalyo sxp
2026-11-02 15:50:44
0
k4dare53
MR K4D4RE :
Hambalyo brother, shaqsi howlkar ah, hubaal waad kasoo dhalaaleysaa jagadaas iyo kuwo ka sarreeyaba 👏👏
2026-11-02 15:43:17
0
fariixo.qalbi
umu afnan❤️🤱 :
2026-11-02 16:06:56
0
ifaanmuhudin1
ifaan muhudin👸🏼♥️🌸🫶🏻 :
hambalyo habo mcn👑👑
2026-11-02 12:37:45
0
idaaqiila_
AHMED IDAAQIILA :
Hambalyo Saaxiib
2026-11-02 18:58:00
0
safabaraxow
safabaraxow 34 :
m a hamblyo habo mcn🥰🥰🥰
2026-11-02 12:54:58
0
ifaanmuhudin1
ifaan muhudin👸🏼♥️🌸🫶🏻 :
2026-11-02 12:36:26
1
fariixo.qalbi
umu afnan❤️🤱 :
hampalyo wllkei hor u sco❤️
2026-11-02 16:06:47
0
nacimoaxmednalka
Nacimo Axmed Nalka :
❤️❤️❤️
2026-11-02 13:38:14
1
To see more videos from user @mohamett_280, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About