@mobilefuundi: Gaadhigaaga oo caddaan ah weligaa madow maka dhigi lahayd? #mobilefuundi #workshop #hargeisa #somalilandtiktok💚🤍❤ #cawilsudaysi

Mobile Fuundi
Mobile Fuundi
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 12:00:01 GMT
89097
5108
70
316

Music

Download

Comments

maxamtqzeeo
Siciid :
wadankena gaadhi cadan ah ayunba fiican oo cadceeda iska xajinaya
2026-11-02 16:03:09
134
4ever.7.2
tOᗰ :
wa laga dhofay dhahde hadhaw😂😂
2026-11-02 13:39:48
114
duuliye.sool
DUULIYE SOOL :
dowlada war qadad malaga soo qaataa oo mala ogyahay marka la bedeleyo buuga se maloogu qorayaa ka danbe mise kii hore uun baa kugu qoraanaya❓️
2026-11-02 14:53:47
27
maxamedxasan138
Maxamed Xasan :
qalad ayaa looga dhigay marka loo eego cimilada dalkeena
2026-11-02 15:59:50
12
inahashy3
Embroz Hashy :
You guys are way better than Mogadishu car workshops
2026-11-02 18:10:24
3
ceeri65
ceeri :
Waa sharci jebin in baabuur laga bedelo midabka. waa in buuga iyo lumberka laga bedelo si laysu waafijiyo midabka cusub iyo chasis lumberka
2026-11-02 17:27:26
5
gorgorka37
gorgorka🖤🦅 :
Gaadhi white wuu. Ku dhaamo wayey
2026-11-02 15:12:11
8
rash00078
rash :
lexus miya
2026-11-02 19:49:23
0
mawliidaadan99
Mawliid Aadan :
ranji waa origanal wax kale naf malaha
2026-11-02 13:53:53
3
ahmeth036
Hamse :
cadaankii buu ku caajisay😂
2026-11-02 17:16:57
6
apthiaziiz12
Updyy🦕 :
may ma aaminayo 😂
2026-11-02 19:29:40
2
yoobsann
YOOBSAN :
shadow fiican baa laga qabtay ilahay habarakeeyo anigu garowe jooga malahan runtii
2026-11-02 14:20:43
0
duceysan451
duceysan451 :
Ragbaa kusoo farayarastay ilahy xoga iyo cafimadka haw siyaadshe🥰🥰
2026-11-02 18:08:45
1
biliondhaan11
sabaax💕 :
pink ma yalaa❤️
2026-11-02 17:28:20
3
khaalid_jaambiir
Khaalid Jaambiir :
Inta Illa Aragta Labada Gaadhi Inaanay Isku Midba Ahayn,
2026-11-02 17:00:30
1
gugfujablibaax
Mr jab libaax?! :
shaaqo wacan
2026-11-02 13:12:54
1
ibnubashiir00
UpDªLIėH🐬🐐💙 :
probox maleyga dhigaya
2026-11-02 20:13:27
0
amin_muparik
Amin muparik 😍❤️ :
inta jiif ku dawaneysa asc 🥀🔥😂
2026-11-02 16:16:43
1
barud_gaming_yt
Bαɾυԃ ๏ TιƙTσƙ :
Ma aamineysa hadan ku yidhaahdo Wn xaajonaya
2026-11-02 18:50:57
0
updilahiibrahimnour
★تاج الدين ابن ابراهيم 🇸🇦★ :
fuundi😳waaxay marka
2026-11-02 18:18:44
0
hajiamiinow
amin Omar :
WoW 🤩.
2026-11-02 18:59:59
0
geeljire022
geeljire022 :
Waa lasoo xaday maah
2026-11-02 20:01:53
0
zk_iz0
M.Haj :
waa gadhigi taliyaha cidanka qaranka
2026-11-02 19:57:29
0
yacquub.karamo
Yacquub Karamo :
marku gadhiga cadd duqaddi kudhacdo oolawayo midabkisa saxda ayaa lagadhiga midabada kale lahayo sida madaw silver baron xata casaan
2026-11-02 18:30:05
0
akramheiz3
akram👑 :
gadhiga haso qarxin
2026-11-02 14:55:34
0
To see more videos from user @mobilefuundi, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About