@sackow3: Mcnnn, ❤️🥹 Masaafadu ma damin karto jacaylka ka dhexeeya laba qalbi oo si dhab ah isu jecel. Inkasta oo aan kala fog nahay, haddana qalbigaygu mar walba adiga ayuu kuu dhow yahay. Maalin kasta oo ina kala fogaysaa waxay ii kordhisaa hilowga aan kuu qabo, waxayna i xusuusisaa sida aad qaali iigu tahay. Mcnnn, waxaan aaminsanahay in jacaylka dhabta ahi aanu ku xidhnayn meel la wada joogo, balse uu ku xidhan yahay laba qalbi oo aan kala quusan. Adiga ayaan ku doortay, adiga ayaan ku jeclahay, masaafad kasta oo ina dhexaysaana ma beddeli karto dareenka aan kuu hayo#qalinkiimucaashaq