@omarhaaji43: “Ilaahay ha u naxariisto Sheekh Maxamed Rashaad. Wixii uu 30 sano ka hor ka digayay ayaa maanta si cad inoo horyaalla. Soomaaliya 🇸🇴 oo isu beddeshay xero Itoobiyan 🇪🇹 Ciidankeedu amar la’aan ku dhex joogaan, iyagoo soo galiya waxay rabaan maamulo ku dhex samaystay waxkastana ku dhex sameeya dalka. shacabkeedu iska soo galaan kuna dhex nool yihiin Sharci darro oo Caadi loo arko. waxaa intaas dheer, in dalka laga soo buux-dhaafiyey madax u nugul amarka iyo danaha shisheeye, oo Ethiopia kow ka tahay kuwaas oo aan ka tarjumayn marnaba rabitaanka iyo danaha ummadda Soomaaliyeed. Maanta waxaynu indhaheenna ku arkaynaa xaqiiqadii uu Sheekh Maxamed Rashaad muddada dheer Inooga digayay. #somalia #Oramada #somalichallenge

Omar Haji
Omar Haji
Open In TikTok:
Region: CH
Monday 02 November 2026 13:29:28 GMT
9958
723
36
263

Music

Download

Comments

kanyewest827
Khadra. :
Allah ha naxariisto he was intelligent sheek
2026-11-03 08:01:16
1
museabdi1975
Muse abdi sh mohamud :
Ilaahow janatul fardooso kawaraabi
2026-11-02 22:02:52
5
ms.golden.lion
Ms golden Lion :
Saara injirta dalkena halaga bixiya.
2026-11-03 11:16:18
5
mohamedamiin071
Mohamed Jaarleys :
ALLÉ HA KUU NAXARIISTO SHEEKH HADA ARAGNAA WIXII AAD NIOGA DHIGTAY
2026-11-03 12:30:24
1
hasan.abshir.huse
Hasan 🇸🇴 :
Allah ku naxristo 🥲
2026-11-03 15:13:30
1
nadiassb
nadia :
alle haw u naxariisto shiikh mohamed.
2026-11-02 14:10:36
5
indhadeeq93
Indhaadeeq💞 :
Allow idin naxariiso dhamaan intii naga dhimatay oo dhan waa dad iyo dal waa hore loo tashaday balse tii Alle ka nool cadaw oo dhan ayageey uu dambeyneysa geeri iyo guul daro Somalia waxay noqon libaaxyadii Afrika❤️
2026-11-03 09:25:10
2
duniyaolkoo
olkaa100 :
Allaha unaxariisto
2026-11-03 21:20:06
0
m1234567891011100011
Qalbi Dahab🌸✨ :
Warkiiisa wa run 💯 maanta aragnaa arinta wana sababta u dileen sheikhaan he knew too much sadly 😢 allow ku naxariiso🤲🏽🥺
2026-11-03 19:17:13
0
120rjk
🌹🌺بـــنــــت شـــيـــــخ🌺🌹 :
Illahay ha unaxariisto
2026-11-03 04:35:56
0
maxamadsheekh309
maxamadsheekh309 :
ale ha unaxaristo. sh mohamed irshaad. waa xaqiiqo.
2026-11-03 16:15:53
0
user57912396573670
Yusra :
ilahay haunaxa risto shekha
2026-11-03 04:04:09
0
shahaaji.2
Queen of kismayo 💘 :
Saxiix walhay 😥
2026-11-03 04:31:52
1
inta.dhiban.walash
alxamdulilah :
ilahey haunaxaristo shekha run bushhegay
2026-11-03 04:21:10
0
marwaabdi20
marwa ♡♧ :
2026-11-03 15:42:10
0
inta.dhiban.walash
alxamdulilah :
ilahey haunaxaristo shekha run bushhegay
2026-11-03 04:21:10
0
marwaabdi20
marwa ♡♧ :
@
2026-11-03 15:42:00
0
hassanomar409
𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐎𝐦𝐚𝐫 :
🤯🤯🤯🤯🤯🤯 He knew aragti fog ayu lahaaa
2026-11-02 13:58:36
3
bashirmk78
Somali National Army (SNA) :
hada xamar iyo imarad ayaa isku yeera
2026-11-02 19:30:12
1
wrn794
JP :
Ethiopia io kenya nala kulada daro sidaas aya dhanta xlada maaanta u siyaasi calooshi u shaqaysta lacag kucini laha
2026-11-03 17:25:04
0
updirahmanow26
𝙭𝙭 ⃝𝐘͢𝗔⃪𝗠⃪𝗔͢𝗡⃪𝗜 ٭͜🇾🇪 :
New friends klya🫍👻
2026-11-03 10:10:23
0
tuuryare43
Tuuryare🇸🇴 :
wadadeedi ayaan heynaa hadii uusan alle na badbaadin
2026-11-03 12:24:11
0
mssimann
siman :
ilaahayoow hada kahor waan kugu aqonsanay wixi an soo marnay balse inta No dhiman oo abida ino badbadi dhulka iyo diintena dadkena yaa xayulysa qayuum waxwalba ooynan ogeyna fahamnaye kuwa sidas inogarali ahana fashilkad ku bilowday ugu dhamee oo naga dhex bixi yaaaaaaaa manaaaaaan
2026-11-03 11:28:45
0
hadafonlycosmatics
hadaf only cosmatics :
😇😇😇
2026-11-02 15:51:49
0
xaliimodaahir863
Eliza 🦕❣️ :
[Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-11-02 13:55:00
1
To see more videos from user @omarhaaji43, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About