@samawadde2: 𝑾𝒂𝒂𝒚𝒂𝒉𝒂𝒂𝒈𝒂 𝑳𝒂𝒂𝒃𝒕𝒂 𝑲𝒖 𝑯𝒂𝒚𝒔𝒐.! __________________________ Qof kastaa wuxuu xambaarsan yahay waayo aan wejigiisa laga dheehan karin, xusuuso aanu cidna la wadaagi karin iyo fikirr uu habeenno badan la soo jeeday, Waxaa jira culaysyo aan garabka lagu qaadi karin, balse laabta lagu sido, iyo su'aalo aan jawaab loo helin, balse maanka ku sii nagaada. Mararka qaarkood, qofku ma garanayo inuu ka fikirayo wixii tegay, inuu la tacaalayo waxa jooga, mise uu ka wer-wersan yahay waxa soo socda, Saddexdaas waqti ayaa ku wada kulma maankiisa, isaga oo muuq ahaan jooga, maskax ahaanna mawjadaha waayaha dhex mushaaxaya. Haddana, noloshu waxay ina baraysaa in aanay habboonayn in dhammaan waayaha laabta lagu sii xambaaro, Wixii tegay cashar ka qaado, waxa maanta ku hayana la tacaal, waxa berrina Eebbe u daa. _________________________ Iska dhawr xasuusaha kuwooda lagu xanuusado.🧠

Zᴜʟᴅᴀᴀɴ 🇬🇧
Zᴜʟᴅᴀᴀɴ 🇬🇧
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 14:01:08 GMT
1592
160
5
15

Music

Download

Comments

ismailapsirisaaq
K A R U U Z A ✨ 😅 :
nin intiisa ka weyn🙏🦁
2026-11-02 14:18:14
1
mss.queen20
A🐆 :
2026-11-02 18:24:46
1
cabdirasaq29
cabdirasaq :
😁😁😁
2026-11-02 14:56:50
1
cabdirasaq29
cabdirasaq :
🥰🥰
2026-11-02 14:57:33
0
To see more videos from user @samawadde2, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About