@goobjoogdigital: Muxuu baasaboorka cusub ee maanta ay soo bandhigtay dowladda Soomaaliya uu uga duwan yahay kii hore ee dalka?

Goobjoog
Goobjoog
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 14:25:14 GMT
78599
7405
152
1651

Music

Download

Comments

w33rar
Www :
23 days sugayaa may soo update garaynayaan marka wuuba raagee [Tears of joy]
2026-11-03 15:43:49
1
abdi.wahid896
CW& 🤑 :
good job 👏 prime minister xamse WA Ku mahad San yhy
2026-11-03 15:54:47
0
culertotheworld
Mahdii :
lacag cusuba laga raba le ha i dhihin hda lee so qaate
2026-11-02 16:35:15
111
cjkuwara0
cjkuwara0💪🏿 :
Xitaa Kenya Visa lagu tagi donaaa
2026-11-02 17:15:09
23
zunaliita5
Qarad Social :
29 October le ba soqate ma turaa ano kusafrin weli😭😂😅
2026-11-02 20:10:48
3
cabditahliila4
cabdi rahman waydaw :
dawlada lacag hasamyso markaasa ayw baasabooraka qiimo lee laahe hadayna samayni wax baara boora kama rabno
2026-11-02 16:13:55
32
liitopoi
Its.Me Haa Di :
oo kan ayan dhexdas samesty ma turaa ano kusafrin weli😭😂😅
2026-11-02 16:11:27
20
user747277359
p+k :
East African countries .
2026-11-02 16:17:11
16
cabdisalaa67
cabdisalaancabdule5 :
qofki pasapoor horay ulahaa sidee layeelaa dib maa loo cusbooneysiinaa?
2026-11-03 05:24:08
8
falisarts
~FaLis🇸🇴 :
oo ani isbucan sugayaye maxa qaldan😭😭😭
2026-11-03 14:02:37
1
e1234d1
Jenan💅🖤 :
international miyaa
2026-11-03 13:36:10
1
xorriyo4
Fartuun Maxamud Iise :
kii hore dadka heysta maxa xal u ah
2026-11-02 17:05:02
3
abdirahmaan300
abdirahman 🧊 :
nio passport ilmaha waa imisa?
2026-11-03 05:49:44
0
m0rg4n6
Ⓜ️🅾️®️G🅰️N🕷️ :
Ani keyga isla December oba iga dhaca ok waye😂
2026-11-03 06:35:04
1
caliyo.abdi1
★ 𐙚₊˚ Aliya ˚₊𐙚 ★☘️ :
dalka japan maku safrikara🇯🇵❤️😭
2026-11-03 06:16:45
1
maanka2024
Maanka :
waa east African community waa visa free 8 wadan ee la isku dhaho bariga iyo bartamaha afrika
2026-11-03 13:24:07
1
.star33
꧁Star✪🦕꧂ :
Keyga 3 sano hesta malega badalaya😂😭waba kaxisa dhacaye😂
2026-11-02 20:19:07
3
maqabeystee
Dugaag Diirane :
naqshada laso bandigi rabo waa kaas xog an helnay
2026-11-03 12:15:43
2
ibraahim_87
EPRAHIM :
hada inaa smaystaa rabah marka hada soo qaato maku safri kari miyaa iisoo jawaaba bal 🤔
2026-11-02 16:59:46
4
updishukrih
αℓσиє :
Muhiimada pasport cusub loo sameynaayo aya waxey tahy in dadka ay hagaajistaan si lacag looga cuno xaqiiqada ayaa sidaas ah
2026-11-03 07:17:40
1
millyaneer.nool
{CEO} doxajoge🇸🇴 :
waa Arin fican
2026-11-02 16:03:54
2
somali.mid
Madaale :
Lacag ka rabaan
2026-11-02 16:06:53
3
00.98.65
General Koobra🇸🇱 :
2026-11-02 15:35:12
2
haajara64
ilwaad ina maxamed :
bisha hada ku jirno bisheeda kale buu iga dhicin basaboorkeeyga kadib baa sameeysan midka cusub kaar nira waan haystaa waa isku dhamaatay howsha
2026-11-02 19:30:12
1
nawaab933
Kraven Model 🐆🏹🕷️ :
100 💯 Wax Faaido Ah Malahan Wallhi
2026-11-02 18:28:04
1
To see more videos from user @goobjoogdigital, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About