horta dadka calanka maxaad dhakada uga sartaan walalayaal🤔
2026-11-02 15:09:41
382
ManHa Haji 🫶❤️ :
soo dhaweynata ma xuma lkn waa maxay calankan dusha laga sarayo cidan ayagon calan lasoo ordin dad ma soo dhaweyn karate miyaa kkk ala soo dhaweyn xamar cadey u daa [Heartwarming]
2026-11-02 14:55:37
128
K A R U U R🖤 :
Calanku wa qeyb ka mida so dhoweynta[Tears of joy]
2026-11-02 15:15:09
43
Bilicsan cabdi 😎 :
Nasra wll come to somaliland 💚🤍❤️
2026-11-02 16:20:27
0
Hania🌷❤️ :
calanka hadan lagu sarin laguma soodhawanba calanku wa lama huran😭😂