@zulttanyre: DadkU waxe arkan qosolkyga 🥲ma ogo wxa gudaha kadremyo 😭iLahyna ma ego qofka dushida e wuxu dalacda gudihisa ilahaw Ada ku cowday e icaafi 😭🤲🏻#aarkabari #somalitiktok #muqdisho #somalitiktok12

Aarka bari🇧🇷●
Aarka bari🇧🇷●
Open In TikTok:
Region: CH
Monday 02 November 2026 14:42:50 GMT
326782
64709
3147
2017

Music

Download

Comments

inaabdirsak2
hooda jano🖤 :
tunbada xnunkeda qofkii lagaliyey daremi kara waa xnun walahy aniga layma suuxin anoo saa indhaha ukala haya tunbada lay gashy ebe haku caafiyo wlal acid refelex gastari qof qaba og dhibkisa ilahow naga cafi
2026-11-02 14:50:33
372
amiin.ahmed69
mube 📿R :
kusaliya rasuulka scw
2026-11-02 14:45:05
315
saad.hersi3
SYL :
Ilhay haku cafiyo brother
2026-11-03 10:19:34
0
mohamett.75.88
A M I E N :
Wu igu dhacay Alx lkn dhaqtar fecan aya iga daweye ilahy aya mahada iska leh
2026-11-02 15:53:31
76
gobtagabdhah1
Team gobta gabdhaha 👩🏻‍🦰 :
Ilhy haku cafiyo wll
2026-11-03 10:52:35
0
rock.starqamar.su
Rock star⭐️Qamar Suugaani :
my brother cafa kalaah
2026-11-02 21:39:27
19
canka..bulatha..00
king kong🦍 :
tima iskajar sxp🥰
2026-11-02 16:07:37
67
111.222.329
¹🌷:*𝙰𝙳𝙴𝙴𝚁𝙺a٭͜🤴🏾🕸🥤🌟 :
alle hada taqano .asc❣️
2026-11-02 15:22:18
163
momyyy310
S🫶🏽 :
ilhye Haku cafiyo wlkie😭🥹
2026-11-03 10:47:04
0
honyusufhilowlemo
Wiil__Qaran :
Cafimaad Deg Deg ah sxb
2026-11-02 14:47:42
68
shukridagan4
shukrina pea :
2024 xasus wlhi marka la i galiye tubadas🥹🥹😰😰 xanunka an so maray alle lee og abowe quran waxa aheen kuma cafimadin wlhi dhaqtar walibo wan galay wlhi hada alx Hal sano cunto cad ban cunaye wax salid leh io baris io basto ma cuni wlhi plz abowe quranka badso
2026-11-02 17:06:55
97
farduuzqayre
G.🙅‍♂️A.qarson lahyd 🤴💯💪🌸 :
wll allah ku cafia[Crying][Crying][Crying]
2026-11-03 07:32:33
0
diiniabdulahi
Diini daacd 🇩🇪🇸🇴 :
Ani iso duceya hda xarfan tihin
2026-11-02 22:39:36
6
kimm1701
yes :
aan kusoduceye qolama tahay🥰🥀
2026-11-02 14:53:55
13
meymoonquruxxxxxx
𝗠𝗲𝘆𝗺𝗼.🇸🇴 :
allow asago qosolkiisa dhab yhy na tus yaa rabi❤️😭🤲
2026-11-02 15:18:16
30
hanadxikmaawi
Hanad Jama :
Shoodhe alle haku cafio
2026-11-02 15:30:25
54
culusow2030
Abuu :
May Allah give you, quick recovery brother inshallah as soon as possible.
2026-11-03 03:21:42
2
useramrb4fxe93
Degan seid :
Allxmdulilaah heerkaa waan marey maalintii leygalinaayey tuubadaa camerda xanuun weeye gaaska la saaxiba waa lala saaxibaayee
2026-11-02 16:43:49
7
sabiriin496
Culzeyyyyy❤️👸 :
Walhi marka. Ku Arkyyy wan ilmayay ilhyy haku cafiyo Abti😭
2026-11-02 23:24:28
5
maario0974
_MAR!O🖤🇸🇱 :
allah haku cafiyo bowe mcn😭🤲
2026-11-02 14:53:35
6
hanimohmoud77
hani malabo👑 :
wllo haku cafiyo isku si ba layno haya alle hynaga dul qado isaga awoodle waxn dhkhtar fican ku ado na ma hysto illhow farash ii fur yaarbi😢😢😢
2026-11-02 15:57:43
5
khadra_siciid9
khadra deni👑🦁🇸🇱⚔️ :
wlhy waxa caloosha ugu jira bananka keeni lahaa ani alle haku caafiyo bowe
2026-11-02 16:24:17
25
muhiim163
Muhiim 🤍👸🌸 :
Allen haku cafiyo Wllkey 🥹🤲
2026-11-02 15:13:10
14
suusaanabdi0
Zuuzu♾️ :
Wll ilhay haku cafiyo lkn tinta iska madobe ama iska xir naftani waa amane inta laysku sojiro cidi maoga ilahay cafimad kuwaydinaya 🤲🥹
2026-11-02 15:24:06
5
To see more videos from user @zulttanyre, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About