@hass_sultan: #hassultan #hasultan

H A S S 🇸🇴
H A S S 🇸🇴
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 14:43:39 GMT
44342
12029
511
1281

Music

Download

Comments

0.4.370
Mᴏmᴀciᴛaᥫ᭡ :
new friendd
2026-11-04 19:23:01
0
inamaxamed289
Yasxo🦋 :
Qufna majecli ana qufna ima JecLo the best live ❣️🙌🏻
2026-11-04 13:49:46
2
fuaat5
ʸᵒᵍᵃᵈ🥡🇳🇵 :
Ex qarni muse 6/4/2023✈️🇺🇲🪫💔🥹
2026-11-03 05:31:23
1
user_a3s
Sihaam🍂 :
Waxba ma is badalayan hadan shego xata🥹
2026-11-02 15:27:49
461
merve55559
Merve :
Lacagey weli wan kujeclahay 😭
2026-11-02 15:02:53
351
enamohamett4426
ilahow America igee❤️🥺 :
ilahow america igee 🥺❤️
2026-11-03 11:15:54
0
umuakram51
H+?❤️🪢 :
Wn bogsaday Alxm mantana waxba kuma qabo wakhti ba jirtay aan ku jacela aan ku walan jiray mantana Xitaa dadka waad ila siman thy Xitaa waxan xasuusan karaa wakhtiga aad xalada adag I galisay anigo ilmaynen noloshu weeyi wajiyo badan thy thnks for everything adiga la,aanta sidan u kale baran lahaa dadka xun adigo kale xanuun walba aad I soo marisay adag ka qaday iyo kalsooni badan markale Xitaa haday dhacado inaan ısla kulano dadkas ila sinaneysa idinkuna hablo qofka idinka ooyaysiya ama idin xanuunjiya go.aan ka qaata wn oghy in xanuunthy but natijadisu waa macan iyo xasiloni qiimihina Garta ha is dhibina Qali iska dhiga ilahay wax dhibata idin ma tuso Wn idin jacelahy is adkeya waad Guulaysanysan sidayda oo kle iyo si ka fican 🫶🥹
2026-11-02 17:12:44
117
chiesa777
𝐋𝐎𝐒𝐄𝐑..💔 :
wlhi waa jeclhy lkn ma Rapo inan Mar kle midowno💔👍
2026-11-02 16:42:44
106
inacabdullahi65
Boqran👸🦋🕊 :
I still love u and I will gonna love u forever 😩😄
2026-11-04 09:30:22
1
.malapoh89
Maria 💕 :
wakhti waxa jirtey an aminsana adiga laanta inan ahan karin ana ka marmin adiguna ad markaste dhawac iyo dhibato ad igeysan jirtey adigo ka fa ideysanayo jacylka an ku qabow lkn manta alx goan ka an qatey kuma khasarin qimaheygana wan gartey wana ka bogsadey dhawac yadii ilahey aya mahada leh 🥺🙌
2026-11-04 18:28:24
9
shunkedaa
U͢ntouchable :
Waligaa Hadaanan Zineysan Alxamdulillah Dheh😍❤️
2026-11-03 11:50:59
27
hoyadasxbted0
TIFEY💜 :
uma sheego intaanba Waan amuusna wan bogsan raaba wax yar uunba ii haray💔
2026-11-03 20:27:56
18
itz_ayeshaaa5
Ai𝗌𝗁𝖺• :
sorry waxpo ma jeclado only crush 🥰🥰🥀
2026-11-04 08:20:18
2
7.8.8.6.6
👣• :
ma awoodo 🥲
2026-11-02 17:01:43
19
.23.8.007
𝐀.❤️ :
wn rpe ina ushgo lkn wx muhima mhn ana mrki hre ka tegeyy imka wa rpi lha lkn wado an ugu lpto ma jrto🥲
2026-11-03 02:59:15
18
xafssa2
ĤãƁṣ̌ŝà❣️🪷🦋 :
2 malin kbd qof maba jcln karo😭😭🥀😂
2026-11-02 17:19:00
6
ezapella4
🩵 :
Wan jclan laha lkn manta mahn in dib ugu noqdo noloshii xumeyd waa in kasii socda jcylkiisana qalpigeyga ku heystaa💔🥺🔥
2026-11-02 16:27:19
6
fatuushkim129
Lacagleeyy👸🏻❤️‍🩹 :
Jaceylkeyga markan Tana leh😭❤️
2026-11-02 17:12:00
5
25_9_2025
N🌸 :
Uma sheego intaanba Waan amuusna wan bogsan raaba wax yar uunba ii haray💔😍
2026-11-03 19:23:42
15
epdyrehmann
Armaan 💚 :
Wax walpo furZad labaad bey le yihiiN marka laga reepo qalpigeyga ❤️‍🩹
2026-11-02 19:06:39
5
xoruwaa1
˚Ruwa𐙚˚࿔ :
Amoo I block lee😂😂😂😭😭😭😭
2026-11-03 05:26:38
6
eva_.1.0
️ :
naceeb qof bidiadam lo qadin bn nacay 💔
2026-11-02 16:05:42
5
shukra_13
🌺 :
alxm silsaldi dhera inn Ka xrbay aynba dremya dibna Alle iguma celiyo..
2026-11-03 16:11:44
1
khaliil4445
HALiL 🥀🖤 :
See ugu shegaa in aa ayada wali jeclahy 😍
2026-11-03 14:18:56
4
To see more videos from user @hass_sultan, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About