@e70ui: Last Part | Macallinkayga nolosha, Prof. Omar Insharow, Alle dartii ayaan kuu jeclahay. Wax badan ayaan kaa bartay, Alle ha kaa abaal mariyo, cilmigaagana ha kuu barakeeyo. Runtii, macallin adiga kaa wanaagsan ima soo marin nolosheyda. ❤️ #e70ui #fyp