🥺🥺🥺 Qofki walaal ah ee maanta ii hiilliya wallahi weligey ma hilmaamayo. Waxan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo daran.
Naxariista rabbi lagama quusto mana mooggani balse xaalkayga ayaa xun.
Waxan ahay nin dhalinyaro ah waxna bartay lakin kama faa'iidaysan karo xaalada aan ku jiro aawgeed mana haysto wax garab iyo hiil ah. Wallahi xitaa maheli karo hal maalin waxan ku noolaado.
Waxan ahay qof hadaf leh balse awoodi waayay. Qofki walaal ah ee wax uun i tarikara magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqqdisho.
2026-11-02 16:28:06
7
XOgogaaL🍂🇸🇴 :
thgs burgal
2026-11-02 18:11:31
0
Siciid Gaafaa Kabayare7💙🇸🇴 :
2026-11-02 16:27:48
5
Dheymanti hablaha :
Ilhow sudan ugargar ada qadire🤲🤲🤲
2026-11-02 18:36:02
0
Kamal :
Waa tariikh madow wlhi 💯
2026-11-02 18:01:29
0
Queen zamo 🥰🤗 :
xaqiiq walhi
2026-11-02 18:46:31
0
Xaliimo Cadey :
2026-11-02 18:46:36
0
daciga☆~♤ :
سبحان الله الله اكبر
2026-11-02 17:52:59
0
Dawlad :
Nio sidee sir loo yeeshaa?
2026-11-02 17:16:23
0
mustaf abdi ali :
sax
2026-11-02 17:15:05
0
Whāť A Źüpēŕ Mãřcøż :
🇸🇩 guul iyo gobonimo
2026-11-02 16:30:43
0
Tasliim ❣️❣️ :
ax ax ax
2026-11-02 17:15:00
0
Umo Mucad :
yaab🫡
2026-11-02 16:37:04
0
Cumar carab Sarreeye Gaas :
2026-11-02 17:36:00
0
Tasliim ❣️❣️ :
waa xanuun ax
2026-11-02 17:15:15
0
hanad hareeri :
yaah
2026-11-02 16:20:34
0
Talasame :
suudaan baad ka hadlaysaan ma aragtaan miyaa dadka shacabka ah ee xasan baraf laynayo