I believe power of Alllah but I miss you my father 😭💔
2026-11-03 13:40:35
0
Dek_dekas🇸🇴 :
Kama maseerin qof aabihi dhinac socda ama ku faraxsan Bis waxan ka maseera qofka aabihis ku caasiya ama xumeya Anigo niyada ka dhahaya anigana Waligey wajigis ma arag qofkasna abahis xumeynaya ya igu badala boskas any way alahamdullah qadarka wan ku qanacsanahay 🙏
ugu yaraan aabe waa heesta wana ku faraxsanhy midaas alx alle cimri dheer hagu siiyo baaba lkn agoon camal u koray waa ka maseera marka arko ilmo abahod garabjoga markasta is arkaan halka aniga igu dhageesto hadaa waco xitaa😭
2026-11-03 14:59:26
3
. :
kama maseeri waa u duceeya waana ku qanacsanahay waxaa ilaahay ii qoray lkn aabo la,aan nolosha wey adagtahay😭
2026-11-03 09:54:04
8
phatHia :
ayado booskii aabo iyo hooyaba ay hooyadaY I buxisay Ayaan la xisabi karin manta kaliya intan abahay u ilmeeyay😭😭😭
2026-11-03 04:08:52
5
أمل ❤️ :
waad noolan kartaa lkn waa nolol adag ilhy xigmad buu ka lahaa markuu labo waalid inga abuuray mid wlaba laantii nolashu waa qabyo oo mid aynu ka maarmaynaa ma jirto lkn markuu ale oofsado waynu ku qasbanahy oo kaama hadhayso in marka meel lafadhiyo lagu waydiiyo wax ku saabsan walidkaa qof aabihii ama hooyadii lasocda markaad argtid haka maseerin rabi adiga sidan kuu dooray qofkana udooray markaa say Alhmdulilaah ilhy haw naxariisto qofkastoo walidkii ka horeeyay oo aan kamid ahy rabi aabe mcn kulankeena labaad haka yeelo janada 😭🤲
2026-11-03 01:15:50
5
Hothan❣️ :
malycni badana qof lantiis lanola Karin ma jirto 😂❤️
2026-11-03 16:21:16
1
NazteحO Khaliiph :
😭😭illahow ku naxariiso🤲🤲🤲
2026-11-03 06:13:04
1
Cebla👸🏻🧠🇸🇴 :
xanun an la qiyasi karin ban daremeynah 😭😭😭
2026-11-02 18:53:15
9
AwoucH🖤🫅🏻 :
isago idhinac fadhiya walina safar an kuwada jiirno aayu video iga hor imaday sidan uga marma jaceylkayga odhan isag wada qaatey Aabo Alle haika daayo❤️😭
2026-11-03 14:19:13
1
carfoon🦢💮 :
wa qof ana garab haysan wa geesi marwlpa guuldareysanaya o cadowgu ku Shaha wa qof an cid lahyn hooyadii Mahe wa qof mrwlpa😭😭 wx wanajiyo la dhaho wa xunyhay lkn still alhm wxa haysta hooyo Aaminsan Ina guulaysanyo ano ma qlpi adki ee wxan ahy qof Aabo la,na oo baqdin lanool😭💔💔💔
2026-11-03 03:03:21
6
kaaba Nuura♡ :
maseer Oohin Ciil iyo cadho hno caruurnimadi baan soo dhamaysty Himikana Maseer wax ladhaho ma aqaan Aabahyna waa aabahy meel Aan waxba qarsoomin baa la tagaya mana habarayo Mana xumaynayo eebe swt asga u doortay masuliyadan aabana ka dhigay asagana la xisaabtamaya hadu aniga i dayacayna anigu lagama yaabo inay xuman yar xagiisa iga gaadho mar kasta waa aabahy Garabkisana waan ahaan doona intu dunida saaran yahay
caruurti aabahood nool dayac aabonimo dareemay siday idin tahay xaladu aniga way ii wanagsan thy waayo hooyada aduunka ugu wanagsna buu ilhy caloosheeda igu beeray janadi aduunky cimri raaga iyo caafimad waara Hooyo mcn🫶🏻😭
2026-11-03 11:59:28
1
️ :
kama maseero waan uduceeya inuu illahay udayo lkiin nolosha aabo la aantu waa xanuun daran😭
2026-11-03 11:03:49
1
COP :
anaga nool abo laan walal
2026-11-03 11:44:16
1
Dhowrsan ina sheikh👳🏼♂️❤️ :
Yaa ku dhahay kuwa aabo la,aanta ah waa ay noolyihiin Ma Quf Qeybtiisa qabri iyo ciid hoosteeda la dhigay baa Nool😭💔 kuwa heysta waan ku faraxnaa waana u duceynaa si ay San xanuunkaan dareenay oo kale aysan u dareemin😭 Aabow jannada hoygaaga rabbi haka dhigo🤲
2026-11-03 07:24:55
1
:
💔💔💔
2026-11-03 05:26:26
1
CORA :
2026-11-03 05:36:58
1
Faiza isse 🤍🦋 :
qorlkn marka aqrinye ayaba ilin iku so istagdy
2026-11-03 13:18:19
2
indhaygiy 🥰 :
alxm calakuliy xaal 🥺
2026-11-03 04:29:56
5
To see more videos from user @obsessedwithme1.1, please go to the Tikwm
homepage.