@oasiscancerhospital: Baaritaanka Ultrasound-ka oo BILAASH ah! Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna! Oasis Cancer Hospital wuxuu kuu diyaariyey fursad gaar ah oo aad ku heli karto baaritaanka Ultrasound-ka oo bilaash ah! Khamiis, 5 November 2026 Hal maalin oo keliya! 📍 Oasis Cancer Hospital – Hodan Ballamaha: 2228 Ha seegin fursaddan, ka faa’iideysi wacan! #OasisCancerHospital #FreeUltrasound #BaaritaanBilaashAh #Caafimaadkaaga #Mogadishu #Somalia #OasisHospital
Oasis Cancer Hospital
Region: SO
Monday 02 November 2026 16:13:46 GMT
Music
Download
Comments
mamo farxiyo :
waxaa faaniso maad waysay
2026-11-02 18:53:57
0
To see more videos from user @oasiscancerhospital, please go to the Tikwm
homepage.