@jazzyminaa: I can’t go back now ! This is a must have ☁️ 💤 #mattresstopper #comfybed #goodsleep #novilla @Novilla

Jazzy Mina 🐆
Jazzy Mina 🐆
Open In TikTok:
Region: US
Monday 02 November 2026 16:18:36 GMT
586
9
0
0

Music

Download

Comments

There are no more comments for this video.
To see more videos from user @jazzyminaa, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

💥💥𝐗𝐀𝐍𝐔𝐔𝐍𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐈𝐆𝐀 𝐂𝐀𝐀𝐃𝐀𝐃𝐀💥💥 𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 intooda badan, si ay u yareeyaan 𝘹𝑎𝘯𝑢𝘶𝑛𝘬𝑎 𝑑𝘩𝑖𝘪𝑔𝘢 𝘤𝑎𝘢𝑑𝘢𝑑𝘢 , waxay aad u isticmaalaan daawooyinka xanuun baabi'iyaha ama kaar jabinta sida: Paracetamol-ka iyo Ibuprofen-ka (Advil, Motrin). Balase ma ogtahay dhibaatooyinka ka imaan kara isticmaalka badan ee daawooyinka kaar jabinta ama xanuun baabi'iyaha? Ma wanaagsana inaad wehel ka dhigato oo muddo badan aad qaadato daawooyinka xanuun baabi'iyaha. Haddaba, daawooyinkan oo la badsado waxaa ka dhalan kara dhibaatooyinka soo socda: 👉 Waxay dhaawac gaarsiiyaan xubnaha ugu muhiimsan jirka sida: beerka iyo kelyaha, taasoo laga yaabo inay ka dhalato sumow. 👉 Sidoo kale, isticmaalka badan ee daawooyinkan waxay kuu keeni karaan gaas. 👉  Waxay sidoo kale keeni karaan in sonkorta jirka ay kacdo, wareer, kaadida oo yaraata, shuban, dhididka oo bata, iyo dhibaatooyin kale oo badan. 👉 Waxay dhaawac u geystaan xuubka ku dahaaran habdhiska dheefshiidka jirka. Si aad xanuunka dhiiga caadada u yareyso ugana hortagto dhibaatooyinka daawooyinkan keenaan, waa inaad isticmaashaa sheyda dabiiciga ah: 👉 Waa inaad jimicsi samaysaa sida orodka, dabaasha, maxaa yeelay marka qofku jimicsi sameeyo, jirkiisu waxa uu soo deynayaa endorphins, waa xanuun baabi'iye dabiici ah. 👉 Waa inaad ku beeyada ama cinjirka biyo diiran ku shubtaa oo aad saartaa meesha xanuunka aad ka dareemeyso ilaa xanuunku kaa deynayo. 👉 Waa inaad isticmaashaa sinjibiil. Koob biyo diiran ku dar cad sanjabiil iyo 3 qaando malab ah, cab 3 jeer maalintii inta dhiigu ku hayo. 👉 Sidoo kale, waxaa wanaagsan inaad isticmaasho qorfe (cinnamon). Isku qas qandhada haafkeeda oo budada qorfe ah, koob biyo diiran iyo 2 qaando malab ah. Cab marka dhiiga caadada kuu soo dhow yahay. Isticmaalka sheyda dabiiciga ah ee aan kor ku soo xusay waxay yareynayaan xanuunka, sidoo kale hadii uu jirkaaga kacsan yahay, wey dejinayaan. Inta badan xanuunka dhiiga caadada wuu yaraadaa haddii inanta la guursado. 𝐓𝐚𝐥𝐨: Waa inaad ka fogaatid cuntooyinka ay ku badan yihiin sokorta iyo dufanka xilliga dhiiga caadada aad haysato.  Maxaa yeelay waxay badinayaan soo deynta prostaglandins, waa hormoon xanuunka badanaya oo minka ku qasbaya inuu xoog isugu dhufto. 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞 dheh, si ay bulshada uga faa’iideystaan. 𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 ku dheh asxaabtaada, si ay ugu faa’iideystaan. ✍✍ Dr.Mohamed Abdizalam

About