@abdallamohamed931: Madaxweyne Qoor Qoor: Hoggaamiye mudan in lagu maamuuso Biladda Nabadda Adduunka.”🕊️ Wuxuu sameeyay tallaabo aan hore loogu arag siyaasadda Soomaaliyeed, taas oo cashar iyo cibro qaadasho ugu filan madaxda maanta xukunka ku raadinaysa dhiigga dhallinyarada iyo barakaca shacabka.

Abdalla Mohamed
Abdalla Mohamed
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 16:38:44 GMT
35766
4200
71
535

Music

Download

Comments

shido1111116nn
zamar :
Qoor Qoor Waa Madaxweynaha somalia ee soo socda xaqiiq wlhi
2026-11-02 18:32:03
78
gsshg72
Abbas🧌 :
Nio ninkan xage kahela number kisa waxan jeclan laha in mar kafarxiyo wa nin qalbi wanagsan
2026-11-03 02:27:59
8
kampo.gang12
kampo gang12 :
Qoor qoor legend🫡🇸🇴✌️
2026-11-02 20:50:11
13
isxaaq_tallmaan
Isxaaq Tallmaan :
SHARIIF Hassan ma ilowday November 2018 Prof
2026-11-02 18:43:50
2
maajid.ali071
Maajid Ali :
qorqor waxa uu uqlma madaxwene qaran
2026-11-02 19:17:17
30
xidigtacase
Abdijabaar Moalif :
Wlhi been Ma’aha
2026-11-02 16:43:34
27
ahmed.salad.olow
Ahmed salad Olow :
Absolutely 💯
2026-11-02 23:37:53
0
inakulan3
inakulan3 :
Qoor qoor hada kahor baa laway diyey see u aragtaa in madax weyne ligu dhoho.wuxuu yiri majecli markaan arko madax weyneyaal badan oo wada Somalia ceeb baan darema.waxaa laway diiyey marabtaa in gudoomiye gobol lagugu yeero wuxuu yiri haa insha Allah madax weynaha Somalia 🇸🇴
2026-11-02 22:17:05
4
userupcpsvmppy
nawaal faarah :
🥰🥰🥰
2026-11-03 03:55:21
1
secahm1
secu Ahmed :
10 qorqor lamid ah hadi an heli lahayn ma trump nacayi laha
2026-11-03 04:42:51
1
ayaanac1
Ayaana🩷 :
Profska wa catobee ma xanunsatay 👑🥰
2026-11-02 20:13:10
3
httpswww.digistore24.co4
httpswww.digistore24.co4 :
Don’t forget Allah u raxmado Nuur cade
2026-11-02 23:02:39
2
mk.......123
mk.......123 :
mudane qoor qoor
2026-11-02 20:29:00
4
sacdiyo.ahmed81
Sacdiyo Ahmed :
qor qor qor guuuul
2026-11-02 19:48:16
4
quusjaceel
Ina kuntuwareey🍁 :
Aad iyo aad
2026-11-02 23:47:58
1
n12345678754
. :
Absolutely
2026-11-03 02:53:17
1
abdikadirmuuse1
abdikadir muuse :
absolutely
2026-11-02 20:14:26
6
bdul194
bdul194 :
Absolutely
2026-11-03 00:36:35
0
aweisali01
Aweis Ali Hussein :
Absolutely,
2026-11-02 18:08:02
8
layla26368
l♥️♥️♥️♥️🏆 :
yes
2026-11-03 00:12:31
1
dheyman.lula5
Dheeman Carawelo :
Madaxweynaha somalia qorqor
2026-11-02 23:42:14
1
caade66
Kip.caade :
Mashallh
2026-11-02 20:45:08
1
ubaxladan24
Ubax ladan beauty salon :
waa.sax✌️✌️✌️✌️
2026-11-02 20:15:41
1
moha.a47
Dr moha somalia⚘️.🇸🇴 :
masuul.sare.qor qor.
2026-11-02 21:19:09
1
alangky.mursal
Mohamed :
waa sax
2026-11-03 06:20:34
0
To see more videos from user @abdallamohamed931, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About