@maayaquus: Waxaan mahadnaq iyo qaddarin u jeedinayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo aniga iyo wafdigayga si diirran, milgo iyo maamuus leh noogu qaabilay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Jabuuti (Palais Présidentiel). Kulanka waxaan uga wada hadalnay xoojin xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, oo ah laba dal oo madax-bannaan, balse ay mideeyaan dhalasho-wadaag, af, dhaqan iyo taariikh soo jireen ah. Xiriirka labadeenna dal kuma koobna oo keliya xiriir diblomaasiyadeed, balse wuxuu salka ku hayaa walaaltinimada qotodheer ee labada shacab iyo masiir-wadaagga ka sarreeya xuduudaha siyaasadeed. Xiriirkaas soo jireenka ahi wuxuu saldhig adag u yahay nabadda, xasilloonida iyo horumarka labada dal.

Abdulkadir Mohamed Nur
Abdulkadir Mohamed Nur
Open In TikTok:
Region: DJ
Monday 02 November 2026 17:38:49 GMT
9243
1603
40
18

Music

Download

Comments

ahmed.shire.ahmed
Ahmed Shire axmed :
wasiir Somalia kuwi America la tartan siin laha idinka waye🙏
2026-11-02 17:49:20
1
mounahousseinmous
Ā nuò mŭ, wèíláí wàijiāoguān :
welcome
2026-11-02 21:15:09
0
zaki_ali10
Zaki Ali :
🇩🇯🇩🇯rug cadaagii geeska sfriko ismaiil omar geele
2026-11-02 18:27:44
1
inacali834
maxamed darawal :
guulayso mudane godomiye
2026-11-02 18:08:23
1
waziirlaandheere
wazirka warfafinta degmada wjd :
masuul,qar,guuuul
2026-11-02 18:02:50
0
moha.nuur
Mohamed Nuur :
Waa ku WATAA walaal mayow
2026-11-02 20:34:31
0
duulaaye415
Eagle🦅🇸🇴 :
Guuleyso Mudane Guddoomiye🫡
2026-11-02 20:04:08
0
hiil.walal45
wiilka guleysan dono 🏦 :
gudomiye inan kulahadlo rabaa fadlan
2026-11-02 18:09:53
0
taliye_curubo
liiban curubo :
guuleyo mudanne gadoomiye 🫡
2026-11-02 17:52:33
0
qalbijabiso5
🌬️𝓐𝓲𝓼𝓱𝓪 🦋🇯🇲 :
guleso mudane gadomiye
2026-11-02 19:52:17
0
caawiye500
cadulaahi :
guuleyso mundane gadoomiye
2026-11-02 18:43:57
0
itsmeramla7
Real Ramla 💕 :
🥰🥰🥰
2026-11-02 17:43:39
0
cumar.axmed.maxam3
Cumar Axmed Maxamuud :
gudomiye guleyso
2026-11-02 17:56:30
0
abdulwbk199
Abdul wbk :
🥰🥰🥰🥰🥰
2026-11-02 18:51:12
0
khaalidyaato10
khaalidyaato10 :
Madaxdeena💪🫡
2026-11-02 18:11:37
0
wikeeyow
keeyow🇸🇴 :
2026-11-02 19:26:49
0
abdu.rahman7420
Abdu Rahman :
💝💝
2026-11-02 18:24:58
0
nassimajamalmahamood
N@mahamood :
J❤️
2026-11-02 18:45:20
0
siyaad588
Siyaad5 :
asc😃gdmye😃😃😃😃masha alaah 😃😃😃😃masha alaah 😃😃😃😃masha alaah 😃😃😃😃😃guull😃😃😃😃guull😃😃😃😃guull😃😃😃guuull😃😃😃😃😃guuull😃mhdsnd😃😃😃😃😃😃😃
2026-11-02 17:46:22
0
taliye_curubo
liiban curubo :
Guuleyso Mudanne Gadoomiye 🫡
2026-11-02 17:54:49
0
saciidosiman37
Saciido Siman :
❤️❤️❤️❤️
2026-11-02 21:33:52
0
abdifatah.abdirahm
hujay Buulow :
🥰🥰🥰🥰
2026-11-02 19:51:54
0
kaafi5199
《🌴 kaafi☠️🌴》 :
🥰🥰🥰
2026-11-02 19:48:48
0
faaraxibrahim1
عل :
💯💯💯
2026-11-02 19:32:19
0
saalax.hassan
salasx :
🥰🥰🥰
2026-11-02 17:42:09
0
To see more videos from user @maayaquus, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About