@h.ax.c: Gacaliso waxaan jeclaan lahaa inaad mar uun aragto sida aan kuu arko iyo meesha aad qalbigayga kaga jirto, markaas ayaad fahmi lahayd inta aad qiimo iigu fadhido. Mararka qaar erayo aan kugu sheego ayaan waayaa, sababtoo ah waxa aan kuu dareemayo way ka badan yihiin inta aan hadal ku sharixi karo. Waxaan jeclahay xitaa waxyaabaha yaryar ee aad samayso, sida aad ila hadasho iyo sida aad ii tixgeliso. Wllhi adiga qof walba lama mid tihid, qof gaar ah ayaad ii tahay, waxaana rajaynayaa inaad mar walba ogaato inta aan ku jeclahay iyo sida aan kuu qiimeeyo. 🥹❤️🫶 #somalitiktok12 #loveyou #SamirIyoDulqaad #ixtiramka #jeceyl
Farxadaba DR iqoray qali kuma wayo🫅🥹❤️Gacaliso waxaan jeclaan lahaa inaad mar uun aragto sida aan kuu arko iyo meesha aad qalbigayga kaga jirto, markaas ayaad fahmi lahayd inta aad qiimo iigu fadhido. Mararka qaar erayo aan kugu sheego ayaan waayaa, sababtoo ah waxa aan kuu dareemayo way ka badan yihiin inta aan hadal ku sharixi karo. Waxaan jeclahay xitaa waxyaabaha yaryar ee aad samayso, sida aad ila hadasho iyo sida aad ii tixgeliso. Wllhi adiga qof walba lama mid tihid, qof gaar ah ayaad ii tahay, waxaana rajaynayaa inaad mar walba ogaato inta aan ku jeclahay iyo sida aan kuu qiimeeyo. 🥹❤️🫶
2026-11-03 02:36:52
0
ZALMAAN ☆♡ :
@JANNOH🦋 🤍🐎 🫂😢
2026-11-03 00:22:18
0
To see more videos from user @h.ax.c, please go to the Tikwm
homepage.