Mansha Allah magaladii quruxdeda baxaysa marka ka so tagay thanks engineer
2026-11-02 20:26:17
3
AQIL :
baabur ma jiran
2026-11-02 22:25:47
0
Abdullaahi🦅 :
Eng. Dabaqa Bankiga Dowladda, Dabaqa ku dhagan iyo midka Dahabshiil Layrarka wareegga ah ee fiilada ah ha lagu wareejiyo markaas bay magaaladu soo baxaysa✅️💯🙏
2026-11-02 22:19:39
0
Samadoon :
Gobanimadu ismaqariso Dadkaygi Guuleysto Horay usocda Mar walba
2026-11-02 19:58:50
0
Mahamed :
Dalka Puntiland iyo Dadkiisaba Allaha Barakeeyo 🥰🥰🥰