Way adagtahy adigo gabdh yar ah inad abo la,aan korto lkn hadan Aabhy wx walpa ayuu ii aah wlhi mnta hadan dhaho wx aayan ka shega wnagiisa wlhi ma soo koobi karo zppto wngupa wx u ka bilawda abhy oo uu ku dhamada balse mnta 7 sano erayga abo ma odhan abahyna ima odhan hadana mar walpa wxn lehy abo alle haku naxariisto oo janadi fardawsa ha inagu kulmiyo adiga iyo inti dhimatayna alle ha idin naxariisto abo mcn 💔🥺
2026-11-03 17:46:03
2
ᔕᗩᗩᗰ :
abbowww allh ha ku naxriisto[Crying]
2026-11-03 12:22:22
0
ShabeeLo🎀 :
galabta ugu dambaysay qabrigiisa tagay ilaahay janadii hageeyo aabahay mcn iyo dhamaan inti muslim ah oo dhimatay waan ku xiisey ciiltarow ilaahay haku naxariisto balan weeye inta noolahay inaan ku duceyn doono aabe mcn walow aan ka maarmin hadana qadar rabi waan ku qancay waxaan hubaa inaan kaa dabo imaan doono noloshaydiyow🥹
2026-11-03 16:59:35
1
ممتاز ❤️ :
ilaahayow aabahay sidi noogu naxriisan jiray ug naxriiso oo naga yaal kuwa janad ku kulma ilaahay naxriistii jano hakaa warabiyo aabo🤲😭