Alxm ayamahan ina nacayo banba daremayey mooska😭❤️
2026-11-03 07:07:30
46
Safa🧚♂️ :
Qaraha xita. Waka shakiye 😭😭qaraha wadankena marka igu danbeese aad u mcn u ahaa sokor caadiya ka dhadhami jirty 😭khalas wadankena wee u dhmate mesha kaliya qudaarta fireeshka laga helo ehyn
2026-11-03 05:06:32
25
𝑴𝒊𝒔𝒕𝒚𝑮𝒊𝒓𝒍 🦋 :
ilhybaa soo fashiliye dowladu wax haka qabato dadkan 🙁