@xamarlove88: Somali dhibaatada wee u nugushahay, fragile state aan nahahayoo diyaar u eheen dagaal aduunka oo weyn. #somalitiktok #somali

Xamarlove88
Xamarlove88
Open In TikTok:
Region: US
Monday 02 November 2026 22:17:10 GMT
150124
15242
394
10176

Music

Download

Comments

mohamett_zp
ᒍOᖇᖇᗪᗩᑎ🍁 :
10 years ka hor saas la dhihi jiry😂😭
2026-11-03 00:27:14
798
muddyboyknows
muddyboyknows :
Stop the fear mongering waxba majiraan 😂
2026-11-03 11:54:06
0
khadramohammedomar
Khadra Mohammed Omar :
You look like Ayesha Harun
2026-11-03 01:24:06
13
user1467885766761
namlat :
ilah Aya nomaqan aniga subaxi waxan soshaqesto Aya kunolahay alxmd
2026-11-03 04:30:05
20
naagnoolup
Rukiya Razamal :
Abaayo Somali Mohamed won’t listen to me hopefully they listen to you! 2027 is about to be an interesting yr
2026-11-02 23:50:27
79
bilaneey83
Bilan💓🎶🦋🦋 :
ilaahey run kama dhigo 😳
2026-11-03 00:04:02
514
xalane_745
Muniir :
Aduunka ilaahey ba maamul asiga aya aaminsanahy waxaas wa qiyaali. Awoowyashey oo nolol adag ku nolaay waligood sidaa uma fikirin i shouldn’t
2026-11-03 02:01:34
231
noxveilia
Emma🏹 :
Illahow internet la waayaa waba nasan lahayn😭
2026-11-03 06:21:09
115
mom28371
mom :
Which country will be affected sis?
2026-11-03 12:47:24
0
muscababa
mxuseyn95 :
for real yes ! there's some useless hacking like on freezers in supermarkets , no one is safe !😂
2026-11-03 12:17:04
0
simansiyaad
Siman Siyad :
Cash maba lihin walaaleey 😳
2026-11-03 02:47:38
62
najuumaa
iNa Ahmed 🔏 :
shekada ifahansiya bal 😳maxa laga baqaya 😳
2026-11-03 03:17:20
6
xamarlove88
Xamarlove88 :
Inuu qofka isku diyaariyo xiliyo xun sunnah waaye, nebi Yusuf (AS) siduu u la taliyey Masar awaarta ku soo socoto. Aduunka xaalkiisa meesha u socdo inaa la socotid waa muhiim.
2026-11-03 00:18:59
55
tuush09
Fatouma :
Oo Somalia lacag caadiya mahestan maxa xal u ah
2026-11-03 06:11:19
106
zamzam_cadey1212
zamzam alo nur :
Allah ma dhiihn
2026-11-03 04:14:51
18
liyaaa123334444777
alpha male 🇸🇴 :
Somalia cash kama jiro waku jirnaa
2026-11-03 04:25:26
14
jamal_n
J_Nuraani :
Dadka kle dowladaha siyay ogesiskan lkn anaga dowladena shacabkaa ka ogal bdn [Tears of joy]
2026-11-03 01:12:04
29
saabir206
Dr qasim :
Good advice
2026-11-03 08:30:49
0
riiina55
️ :
waxas waa been galadan way na warerinayan
2026-11-03 01:19:37
34
xoosh_yare
Cunsuri ☠️ :
Very smart girl! Up to date. Guulayso wll 🫶🏽
2026-11-03 02:40:57
13
p.1.1.6
27🎓 :
anaga cash maba qabne😭😭
2026-11-03 02:40:02
9
its_me_kiya3
𝐊͢𝐢𝐘𝐚•🩷🪷 :
26 dollar igu jirto maxa iiwalaysaa naya 😭😭😭🤸🏽
2026-11-03 02:57:01
7
filsan7e61
فــــــاطــــــمــــــة🌷 :
yaa noo maqan anaka lacagteena wee dhacday allow naga haay shartaada oo hana soo gaarsiin
2026-11-03 04:12:21
7
hass.agosto
HASS :
World war 3 is coming
2026-11-03 06:55:38
7
samssc7
Samira :
News ka qaar waxay le yihiin xoga ayey qaadan karta 72 hours ilaa bil
2026-11-03 00:29:50
9
To see more videos from user @xamarlove88, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About