@holac85: Oromadu waa in sharci qadata 🔥🇸🇱 #garoowe #puntland #somalitiktok #foryoupage #fybシ @Yacqwub Siyaad 2029&2039

✪ 𝐇 𝐎 𝐋 𝐀 𝐂 ✪🥷🏿🔥
✪ 𝐇 𝐎 𝐋 𝐀 𝐂 ✪🥷🏿🔥
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 November 2026 22:48:13 GMT
37913
2770
64
142

Music

Download

Comments

no007413
no :
sharciga Somalia waxa bixin kara dawlada dhexee baro sharciga Somalia
2026-11-03 03:39:07
19
n700686
Sharma :
sharciga mesha lagu joigo wamxy?
2026-11-03 06:23:43
0
goat79015
GTA 210 :
sharciguu sheegayo waamaxay war anagaa bal o aragnay
2026-11-03 04:53:56
4
ugaas_riig
riig_1978 :
Wakaa caqliyada liidata hadhow markey Garowe qabsadaan cabaadkiina yaanan la maqlin itoobiyaanka waa cawaan si xawli bey ugu soo qulqulaayaan gudaha Somaliland iyo Puntland shacabkoodi iyo dawladoodi kuma baraarugsanaa
2026-11-03 05:26:49
3
ayan.elmi39
ayan Elmi :
absolutely
2026-11-03 08:34:30
0
nooleeye.cream
Nooleeye Cream :
Waa sax oromada waa dad walaalaheen ah
2026-11-03 07:14:31
1
sssmmm061
somali man :
sharci aysan dowlad somaliyeed marinin kuma kalsoonin umana baahnin gobol asagaba sharci daro ka shaqeeynaya inuu sharci ka hadlo
2026-11-03 09:31:35
0
salmaan2r
Salman :
waa saas cidi ma diideyso qof sharci ku jooga blse wake up guys
2026-11-03 00:55:06
7
bushromaxamed13
ina maxamed 🦋🫶💃🇸🇱 :
wiilka hala iradiyo waka helaay 😭 🦁 🤴 ❤️🫂
2026-11-03 06:41:47
1
sayidka7n
Sayidka 🇬🇲🇸🇴 :
itobiya iyo imarad u shaqeeyan ixtiraam umahayaan dareenka iyo mustaqbalka shacabkooda🥺
2026-11-03 09:11:52
0
huunyo1435
dhilqe iyo injir😁 :
You are so funny person 😀😀😀😀
2026-11-03 05:27:25
0
uservlg9pt5twq
🕸🩷 :
oovv geedi 🇸🇱❣️
2026-11-03 08:56:39
0
jackson.ai73
Jackson :
dawladnimo buuxda❤️🦁🫡
2026-11-03 04:44:54
2
faadumocukaash
faadumocukaash :
oov Ma maayar keena ookle kugu maaley [Crying]
2026-11-03 08:13:07
0
maxamed.cabdi715
Maxamed Cabdi :
sharci malisinayo
2026-11-03 06:47:50
0
king___jokar07
ᴋɪɴɢ __ᴊᴏᴋᴀʀ✅️🔥 :
waa sidaas sharci baa lagu jogaya wadanka
2026-11-03 08:00:38
0
unknown87893
Xulbad :
Sideg deg ahaa inaad wadanka kasaartan hadiikale anaga iskaqabanena
2026-11-03 01:16:08
3
mohamedgabow561
mohamedgabow561 :
dawlada dhexe ee puntland hal askari xuduudaha uma jooga waxaa ba kasii daran mataqan xuduudaheeda 😅😅 car ha sheegto meel xuduuda oo ciidan kajoogoa qaar baa oran doona gaalkacyo ama faliidyaale
2026-11-03 01:21:05
2
maalinguur4
LEGEND :
war dowlad ma jirto anaga iska saareyna dadkan awalba sharci kuma imaanin
2026-11-03 03:42:40
1
addaamm123
AB :
Shacabow dadkaa etopia iyo uae bay u shaqeyaan. Waa agents ee waa inay idinka baqaan not the other way round
2026-11-03 01:23:31
1
raagex
Ra….. :
Oromo badan baa sharci haysta, halka Somali badan Puntland bilaa sharci ku joogaan, gudoomiye Somalidaa maxaa la yeeli?
2026-11-03 09:01:28
0
ahmedali84681
Prince HaReEd 🇸🇴❤️🇺🇸 :
bal ii sheeg sharci kaa qabanaayo dad kaa tiro badan hadeey ku soo kor dagaan
2026-11-03 09:27:41
0
user4693170206166
Aw qudhub 💯👋✅️ :
butlan madawlad dhexaa
2026-11-03 08:58:04
0
alla_aamin_114
alla-aamin114 :
sharci wax ladhoho majiro iskadhiciya
2026-11-03 01:08:28
0
To see more videos from user @holac85, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About