@bashiomar5: #VNVideoEditor #fyp #viralvideo #kenyantiktok🇰🇪

Bashi Omar
Bashi Omar
Open In TikTok:
Region: KE
Tuesday 03 November 2026 05:24:40 GMT
36893
4548
146
614

Music

Download

Comments

luul.degan1
Luul Degan :
Alxmadulilah
2026-11-03 12:30:53
0
n4192252
N💃👑 :
wllhy wnka tagy wn bogsady Alx❤️🥺
2026-11-03 06:47:00
65
maryamaahmed881
Mariam Ahmed :
Fact that’s true
2026-11-03 11:20:08
0
sacuudo_123
sucdi🇸🇴💪🩸 :
wllhi wan sameysy waliba 9 sano xirir ah wana gadaky alx
2026-11-03 11:05:52
4
goldensoul700
Golden Soul👑 :
inaa katagto waa wacan fursad weliga wof ha siin wlhai[Laugh approved][Laugh approved]
2026-11-03 11:14:13
0
inahajiabdi54
Jawharatu Janah :
Alhamdulilah wan sameeyey ilaahy waa ifududeyey
2026-11-03 07:02:43
5
hayathajifarah8
👸🏻Hayat 🇸🇴❤️ :
Aniga 2wadam wan jeclahy 🥰
2026-11-03 07:02:22
5
score291
@ilasoco :
Ani hal fursad iska dhaafe fursado badan ayaan siiyaa qofka aan jeclahay ilaa aan sak xada soo taabto ilaa ya ayaan gaarsiiyaa nafteyda dhaqsa kama quusan karto qofka anoo og in uu iga tagayo naftu waxey idhahdaa waxbaa is badali doono mar kasta ilaa aan gaaro quus lkin mar hadii aan ka tako uma shaleynayo so waxaan arkay qofkaa wax walboo ku dhex jiray oo macaan iyo xaraar ah so macno weyn iima lahaaneyso
2026-11-03 07:41:04
3
lakiqurux5inacabdi
ayrash5 ina cabdi🇲🇵🇱🇺 :
sahal kuma ilawi karid qof aad jecelshahay
2026-11-03 06:26:07
4
inamohd04
👸♥️🫶 :
Absolutely 💯
2026-11-03 08:38:17
0
ijaabo01
MUSHTAAQ👑🔕 :
aniga hadaa danteyda kaa dhex arkiwaayo muxuu ka wadaa tolow
2026-11-03 06:42:57
2
ahmetthasssn123
Asma Adan :
Malaga yaab jclki Xanunka badn Inu ku dhici Dono Isagii Isheg bal 😭💔
2026-11-03 09:24:45
4
ugaasada29
Ugaasada :
waa runtiin wllhi
2026-11-03 11:27:46
1
lama.huraaan
Muniiza🧚‍♂️🫅💥 :
taas weyba dhacday ano jcl baa ka dhaqajiyay this respect waligey ma qadanin🥰
2026-11-03 05:51:48
5
galaydh.tv
🅶︎🅰︎🅻︎🅰︎🆈︎🅳︎🅷︎ 🆃︎🆅︎𓅓 :
walhi wa dhibato😂
2026-11-03 05:26:19
2
foos951
Foos 7 :
wax adag waaye lkn waxkasto naftaada ka mihiimsan
2026-11-03 06:43:30
3
msshiraan19
udgoon💫❤️ :
waa katagaay wana kugulestaay alxm
2026-11-03 07:22:26
1
faarahamed862
samiyo Ahmed 🧕 :
sax
2026-11-03 05:51:21
1
deeqoxasan125
deeqo xasan :
2026-11-03 06:30:48
1
qalanjada.jarar2
Janno♥️ :
run
2026-11-03 05:27:25
1
nalka..c2
Laki libin 👑 :
2026-11-03 11:53:02
0
rabbitallokufilan
Rabi tallo ku filan :
Walhi anigaa soo maray ilahaa ku dharteee intaa maalin walbo ooyi lahaa inaaa laho malin bes oooyo lkn weli waa jeclahay wana iska furay anigoo jecel nin raga waa ahaa dhaqalo iyo raganimo labadaba waa ku heystay lkn ixtiraam iyo naxariis iyo jecel iyo qimaheygi oo yareystay ayan uga tagay anigoo aduunka u jecel😭😭 labo sano aan ku furanahay waxa a ii buuxsamee 11/11 bishaan ee novermber😭😭 ilahow mid wanagsan oo ixtiraama ii naxariista ku weydistay dhaqalo ma rabee😭😭
2026-11-03 12:18:51
0
geenyadacad1
Geenyadacad1🦋❤️ :
Macsalaama 😁😁
2026-11-03 12:25:41
0
sahra64945
degan 🤎💸🫶 :
🥺😭
2026-11-03 11:53:52
0
ansuu096
ansuu☘️🩶 :
Inaa fursad kale siiso aa xanuun ah ina aka tagto walhi waa dhibtoone lkn akhiiran aa guleysane waana nasanee
2026-11-03 12:23:47
0
To see more videos from user @bashiomar5, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About