@hafidmedia: DEG DEG “ Burco Shirkada Laydhka Ee Hecco Oo Hada Kudhawaaqday inay Amrkii Madaxwayne Ciro Uhogaansatay Yado Xukumadu-Kabkii Ay Balan Qaaday Siinin….?#foryoupage #DEGDEG #somalilandtiktok💚🤍❤ #following

hafidmedia
hafidmedia
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 06:53:19 GMT
16072
609
31
82

Music

Download

Comments

amirabdillahiamir
camir :
hadaabay dawladu kabayso may shirkad iskansamaysato
2026-11-03 09:04:19
8
zh41480
Burco :
Reer Soomalilaanow reer walba Solar haiibsafaan
2026-11-03 11:53:12
0
ahmed.musse.jama
Amj :
Solar tii laydiin siiyey si qiimaha laydhka aad hoos ugu dhigtaan ee aad ilaa hada isticmaalaysaan iyadu dadweynaha waxba uma going miyaa ee kabis kale ayaad doonaysaan?
2026-11-03 08:14:40
3
hooyo583
faani fifa :
Ale haw saahlo dadkaaa
2026-11-03 11:12:52
1
rigax4
Apdi :
Solar power
2026-11-03 07:07:07
0
yaamani.berber.an
سياسي محمد يمني :
solar ayad ku shaqysa
2026-11-03 11:01:25
0
somalilandfirst3
Safari Ahmed Safari :
haddiiba korontsda shaqsiyaad leeyihiin dadka wax isku darsadaaan solar power iyo wind power private in ay sameystaaan maxaaa u diidaayo
2026-11-03 07:37:55
0
nasirn1986
nasirn1986 :
We have to put these people out of business they are greedy we have to invest in solar panels
2026-11-03 07:17:50
1
rooble298
Khaliil :
solar dadweynaha burco loogu talo galey baaf ku shaqaysataan
2026-11-03 09:47:27
0
kalasaarruniyobeen.com
S A M I R & D U L Q A A D. :
waaar waxba yaan loo hanjabin dadka masaakiinta ahe dadka culayska maydun ka dayn mise waanu is jarnaa xadhkihiina
2026-11-03 08:57:23
0
amiiralxubi
amiralxubi :
WATAA REER BURCO WAXBADAN AYAY XEERIYAAN RAGU BALSE DOWLADA DHEXE EE DOWLAD WALBA OO SOMALILAND SOO MARTAA WEY LADAGAALANTAA BURCO
2026-11-03 12:45:15
0
abdidhablibaaxguu
macaneye❤🙏 :
korantada Iyo isgadhsinta dowladu hala waregto waa nabadgalayada kowad
2026-11-03 08:57:43
0
zh41480
Burco :
lacagtaad naga ururinauseen iskukaba
2026-11-03 11:50:40
0
mahmudozman
Mohamud osmaan :
kuwani way qabeene hadii aad kordhisane waxay is yidhaahdeene shirkadii al nuur ee laydhka in ruqsada la siiyo 😂
2026-11-03 09:30:12
0
qardhaa.saale
BX :
faaiido baa ku jirtaan loss kuma jirtaan sabab loo kabo ma jirto
2026-11-03 09:32:16
0
amirabdillahiamir
camir :
xisaaab ayaa lagadonayay si laydin ku garaabo intaas ayaanu shidna oo saacadood enginnada intaas waxa ku baxa shiidaal gaadhaya intaaa marka la igado aya laydin kabi laha ama laydin garaabi laha
2026-11-03 09:07:32
0
zachari237
zakariye :
Imanlawe solor bad shidaye 10m lagu siiye mee
2026-11-03 11:32:51
0
rigax4
Apdi :
Jojiya Gas
2026-11-03 07:07:34
0
hindamaxamuud492
suqura maxamuud492 :
🥰🥰🥰
2026-11-03 07:16:51
0
suldaankaumadasomaaliyed
SUBEER. 400kk :
❤️❤️❤️
2026-11-03 09:39:45
0
taliye.sakariye
taliye sakariye :
🥰🥰🥰
2026-11-03 09:05:48
0
necoozz43
unavailable :
🥰🥰🥰
2026-11-03 10:18:17
0
To see more videos from user @hafidmedia, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About