@cismaan.jamal: waa dulmana yaal xaqooda ka maqan ilaa ii hada kama quusanin dhulkooda🎙️🤲🤲😭#foryoupage #viraltiktok #fyp #foryou #f

𝑨𝑹𝑰𝑴𝑨𝑯𝑨➪𝑻𝑽📺🎙️🔥
𝑨𝑹𝑰𝑴𝑨𝑯𝑨➪𝑻𝑽📺🎙️🔥
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 08:01:45 GMT
13822
1642
116
1285

Music

Download

Comments

abdomoha41
Abdulkadir :
Xaqiina allaha idin soo dhiciyo, dulmi kasto la idinku sameeyo , maalin uun wey idin soo laaban doontaa insha allah
2026-11-03 17:17:22
9
abdinasirmohamudhussein0
Abdinasir mohamud Hussein :
allah xaqiina nii soo celiyo
2026-11-04 17:09:01
1
ahmedduwe
Ahmed Duwe :
Ninki dadkaan dulmiyay aduun iyo aaqiro Wlhi ma nasan doono insha Allah sad masakiin ah ahlu taqwa ah wlhi dulmiga wuu soo daahirayaa
2026-11-04 04:50:17
3
yusufkabiila23
Ustad Yusuf Mohamed ma'ud :
dareliskeyga xalaasha Ilahay xaqiina ha idin Soo celiyo
2026-11-04 10:42:20
2
abdulkadir.salaad
Abdulkadir Salaad :
aggression;walahi Xasan Shiekh dadkaas waa dulmiyey si weyn waana ku jowrfalay...Illaahoow meesha lagu su'aalaayo hana ag istaajin... aggressive president
2026-11-04 11:21:14
2
mira89223
Mira🩸♥️💯 :
dulmi cad aya nalagu sameeyay oo aan ganbasho laheyn yaa rabi adoomahaga nahay oo loo awood sheegtay guryaheena abasiib maahan dhul dowlo maahan wa sharci sabarloog ah hadana maalin cad ayaa nalaaga burburiyay😭😭
2026-11-04 05:55:16
2
saeedabdurahman8
Saeed Abdurahman :
War intee loo socdaa midan in laga tagaayo may moog yihiin ?
2026-11-03 17:18:39
2
mahbuubn
AUG.9.2023 :
Allow aaway gargaarkaagii markan waa ka daalnay dulmiga naga soo gaar
2026-11-04 17:13:07
2
dr.abdi.abdiyeey
Abdi Adan :
yaa rabi Allah talada adiga ayaa lagu saartay
2026-11-04 01:51:31
1
vijeyromatic1
vijey romatic💋💋💋💋💋💋 :
insha allah illhey baa gudayo xaqeena allow jwb dagdag ah yaarabi amin amiin
2026-11-04 15:39:55
1
boqorkareersayidahmed
Boqorka Reer Sayid A :
masakiin waa leyska xogaa wlhi
2026-11-04 04:44:48
1
updy224
BEELA YAASIN :
Walalahey Reer Xamar Jajab ilaahey xaqiina haydiin soo dhiciyo walaahi waa qalbi xanuun waxba idiinma awoodno aan duco aheyn ilaahey haydiin aqbalo😭😭😭
2026-11-04 12:55:46
1
yoonkaa
yoonis~abuukar :
whi waa dulmi Allow umada xaqooda sii dadka dulmiyaneh Allow xaqa tusi xagee loo socdaa
2026-11-03 18:33:02
1
diishaadan
diish aadan :
xaq soore waa alle maalin ayaa lees xisaa bin doonaa oo saan laga tawar yar yahay walaahi
2026-11-03 17:00:33
1
salim__axmed
Salim Axmed :
dulmiga markuu yaryahay ayoowqawasho leeyahay woow dhafey xatkii kahadalka sor. sor. soori🥰🥰🥰🥰🥰
2026-11-04 08:09:55
1
abdick9
BIN CK.CX :
wlhi waa sabarloogo original maxamed siyaad ah
2026-11-03 17:46:15
1
leejoinntglmudugishwaq
ishwaaq galmudug❤️🫰👸💍👑💄💰 :
dulmiga ma fiicno allaah idin gargaaro🤲🤲🤲🥺😭
2026-11-03 08:32:58
2
cataasyare268
Cataas ❣️may 15: 5 2024 💍👫🎂 :
Waxba ha is calool xumeyn hoyo iyo aabe waxn inoo hilin doona ilahey insha Allah manta asiga leh barito anga leh insha Allah 😭😭😭😭
2026-11-03 17:47:01
1
yaranka9615
yaranka :
Cuquwo waye wadan marki dib udhis lagu sameenayo 😢
2026-11-03 17:47:54
1
muxudiincusmaan5
muxudiin cusmaan :
yaaa allah allow umadaada uso gar gaar wey dhulmanyihiinee uhiiili adaaa qawi ah kuwa wax dulminooyiin jawaab deg deg ah sii eey ku waana qaataan🥰🥰🥰🥰🥰🥰
2026-11-03 19:01:37
1
axmed.cabdi.cadde
cabdicadde🇮🇶🇦🇪🇯🇴🇾🇪🇾🇪 :
waa dulmi oo masuul ka ah xasan sheikh iyo maclin mahdi iyo inta taageersan[Pray][Pray]
2026-11-04 04:29:15
1
naasir72yare
🇸🇴يمني تقليد🇾🇪 :
inta badan dadkani qaraabo ayaa nahay qaar ayaa nooliga heysan oo xaalkooda rabi og yahay
2026-11-04 06:53:03
1
j_a_a_b_i_r_
𝐉𝐀𝐀𝐁𝐈𝐑 𝐓𝐕📺🎙️ :
insha allaah waa helesiin xaqiina🥺🥺😭😭☝️☝️
2026-11-03 08:41:23
1
ibraahimsheemile
ibraahim maxamed axmed.shemile :
alle ha.iddin kalmeeyo waxa kalle o an idin sameeykaro mallah in an idin duceeyo ayaan awood
2026-11-03 15:43:45
1
user747277359
p+k :
Rabiyow adaa Awood leh dulmigaan waad arkaysaa wax kaa qarsoon majiro Rabiyow inta dulman u gargaar yaarabi.
2026-11-04 06:00:14
1
To see more videos from user @cismaan.jamal, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About