@anwar__717: 2025 “Wakhti hore wuxuu ahaa xusuus, maanta wuxuu noqday cashar. Dad aan la joogi jirnay maanta way naga maqan yihiin, farxad aan wadaagi jirnayna waxay noqotay sheeko la xasuusto. Noloshu way is beddeshaa, balse xusuusta quruxda badan qalbiga kama dhammaato. ❤️🥀” 🚶🏻❤️#CapCut #views #fpyシ #somalitiktok #xasuus