Ee abaayo walidiintada hadda ma ku arkaayan miyaa😭
2026-11-03 10:50:21
110
umu nadiya143 :
o hada siino ayn galay a laso sher tatay subxanallaah
2026-11-03 09:26:52
358
Qeys Ahmed :
oo walal hada maxa ku qarsan
2026-11-03 11:13:34
108
DegeN🦋❤️ :
Subxaan allah wxba umaqarsoona 😳
2026-11-03 10:23:01
43
Ahmed lawyer :
imagn her family watching this
2026-11-03 10:47:37
66
GARXAJIS POWER G36💪 :
subaxanallah
2026-11-03 18:50:58
0
Janno❤️ :
shareer inee xirato magaran weyde
2026-11-03 11:10:36
266
Farhan booska :
waxaa maala sheega markaa
2026-11-03 10:06:26
125
Neemo౨ৎ🎀 :
Nafteyda siyey mey dhaxdey Xili aa wax walbo. Dhibtey ma no shegey hee abaa 😂😭
2026-11-03 09:12:00
28
𝐋𝐢𝐢𝐧𝐚🍋lena22🌺🫠🌸 :
cadow an raga ehen ma qabno🥺
2026-11-03 13:06:17
20
leila :
xitaa wax murug ahi kama muuq daan
2026-11-03 11:26:21
56
B❤️ :
Ma ahayn inay ceebteeda iyo dembiga ay Alle ka gashay ay si cad u sheegto oo dadka ula wadaagto. Mararka qaar waxa ka sii daran dembiga laftiisa waa in qofku uu bannaanka soo dhigo wax uu Alle asturay. Waxa habboonayd inay Alle u toobad keento oo ay qaladkeeda iska saxdo, halkii ay dadka oo dhan la wadaagi lahayd.
Alle wuxuu qofka siiyay fursad uu ku asturo khaladaadkiisa oo uu ugu noqdo. Sidaas darteed, adigana ma ahayn iyo arrimahaas oo kale meel walba soo dhigto, xitaa haddii ay jiraan dad iyaguna khaladaad badan galay . Talo ahaan, waxa ka wanaagsan in qofku qaladkiisa qirto, Alle u noqdo, oo uu ka fogaado inuu ceebtiisa dadka u bandhigo.