@sadiiq124: WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA PUNTLAND OO HORTAGAY GOLAHA WAKIILLADA Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, Mudane Cabdi Xirsi Cali Qarjab, ayaa hortagay Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, isaga oo warbixin ka siiyey hawlaha Wasaaradda, qorshayaasha hortabinta leh iyo dadaallada lagu xoojinayo maamulka dowladaha hoose, federaalaynta iyo dimuqraadiyeynta

Saadaq Daahir
Saadaq Daahir
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 09:53:55 GMT
9601
755
8
9

Music

Download

Comments

cusmaangorad
ben maxey taree :
dowlo m.a
2026-11-03 18:44:32
0
mohahaykal6
ARka puntland :
arimaha gudaha. guuul guul. insha. llha.
2026-11-03 17:07:42
0
mohahaykal6
ARka puntland :
wasiir. arimaha. gudaha. qarjab.
2026-11-03 17:07:06
0
alimnor1
alimnor1 :
Calooshood u shaqeyste oo dhan ba isugu yimi shicibka hoos u eega maciishadu waa qaali korontadu waa qli guuryahooda ragaan dhan dowlada ayey ka bishaan waxba kama galin masakiinta ma oga miyaa iney shicib matalaan
2026-11-03 20:56:07
0
xafsofrh
xafsofarah :
🇸🇱🇸🇱🇸🇱
2026-11-03 16:24:33
1
mohamud0199
mohamud :
🥰🥰🥰
2026-11-03 17:37:11
0
taliye...shuute
TILIYE 🦁 TuSBAXLE🇸🇱✅️ :
[Perfect score][Perfect score][Perfect score]
2026-11-03 10:52:32
0
caasho.ali2
aisho Ali :
🥰🥰🥰
2026-11-03 16:06:14
0
To see more videos from user @sadiiq124, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About