Oo adiga tan aa ii sheegeyso ajar miyaa laguugu qoraaa😂
2026-11-03 10:23:56
48
🕳 :
Wllha waxaa jira noocaas ah oon sxbo naahay
2026-11-03 10:58:28
3
cabdulahi --ganey__100 :
Gabadhan away
2026-11-03 10:48:49
1
卩乇ᗪ尺丨⁸ :
my teacher 🥰
2026-11-03 10:20:23
0
🎧 B𝙖𝙧𝙘𝙤ᒪᗩ²² LFC♥️ :
zhp maisoqarxise
2026-11-03 15:09:22
0
nnnrr :
🥺🥺🥺 Qofki walaal ah ee maanta ii hiilliya wallahi weligey ma hilmaamayo. Waxan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo daran.
Naxariista rabbi lagama quusto mana mooggani balse xaalkayga ayaa xun.
Waxan ahay nin dhalinyaro ah waxna bartay lakin kama faa'iidaysan karo xaalada aan ku jiro aawgeed mana haysto wax garab iyo hiil ah. Wallahi xitaa maheli karo hal maalin waxan ku noolaado.
Waxan ahay qof hadaf leh balse awoodi waayay. Qofki walaal ah ee wax uun i tarikara magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqqdisho.