jacelku wu dhamada lkn saxip tinimada ma dhamato 😂😭
2026-11-03 18:49:32
8
Tegar :
Sxp Ha Ila yabina Wlhi 😭💔 2016 anoo yar oo dugsi ka imaday aa guri dariska ah ayay hooyo iiga dirtay kalooriin markaa tagay gurigas waxa joogtay gabar weyn oo garoob ah kaligeed Ayee heed marka dhahay kaloriin la iso diray waxay dhahday ani hawl baa haya ee orod musqusha ee taala kasoo qaado markaas dhar ayay dhaqaysay isla markii Albaabka weynaa ee xirtay hadana waxee dhahday orod dharka badan oo barandada yaala iso qaad anoo dharki doonay oo barandada joga hadana Albaabki dhexe ee xirtay wee igu soo oroday marks intee kor u qeylisay ee I dhahday somaliland waa gobol kamid ah somalia 😭😭💔
2026-11-03 17:38:05
4
🌚🌷 :
Ilahow qof ogahay videogan ka qari😭😂
2026-11-03 18:05:36
5
𝓜𝓲𝓲𝓡𝓪😍❤️ :
Wad uqalanta zhp😭😂🫶🏾
2026-11-03 11:01:34
3
cudoonnn😋🦢❤️ :
wliso sharey lkn wa is xliyay😂
2026-11-03 17:11:34
0
maرwa :
Kly hye noqo 😂
2026-11-03 17:00:54
0
★🇸🇴 :
Xiriir igu ma baxdo only zhptinimo wyo la saxibka dumarka fa'iido ku jirto😂🙌🏽
2026-11-03 19:34:50
0
Ema 🤌😝🤤 :
😂😂 adi waxatahay midka ugu fican ee saxib laga dhigto 😆🤌🫣
2026-11-03 15:29:48
0
butaceyy💞🌺🥀🎀💕 :
ilaheyo fideogn kii zxpke ahaaa kaqari
2026-11-03 16:27:35
0
@sihaamyy :
Myy Qalpi😂
2026-11-03 15:31:17
0
ZACK🎽 :
2026-11-03 19:05:44
0
wll $ zaak :
2026-11-03 13:51:53
1
𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐭𝐭 🖤🤍 :
Mabajira qof an sidas kudhahayo mise idhahayo😂😭
2026-11-03 17:37:08
0
... :
illahaw ka qari😂
2026-11-03 18:59:37
0
APDIRIZAK 🔥🤴 :
shre bey u dhacaysaa 😂
2026-11-03 18:59:44
0
Duqda ❤️ :
2026-11-03 17:19:58
0
Bashiir moh ✈️🇬🇧 :
kaly
2026-11-03 17:43:14
0
GOTxZOMBIE🇫🇷 :
Sbb yaa iisheega 😭😂
2026-11-03 16:20:35
0
honneyymoh :
haa
2026-11-03 16:44:50
0
𝐒𝐀𝐌-⭐️ :
2026-11-03 17:11:40
0
卂乃ᗪㄖ | 15 🇸🇦 🦅 :
Waliga Xariir Saxibtinimo Mid Jecel Ha u Beddelin Laga Yaba Labadooda-ba Weydo 😌
2026-11-03 20:01:54
0
عبد الله ☪️🕋 :
wra sxptie ha igu dirin🙏🥰😂😂
2026-11-03 19:08:50
0
SAMO 💋💞 :
ilahow dadaa ogahy ka qari😭😂
2026-11-03 17:11:23
0
Sumayo Cabdullahi :
my dooqeyka ma tihid mxaa iga badali kartaa yarow[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-03 17:44:05
0
To see more videos from user @shiiqa808, please go to the Tikwm
homepage.